Puntland oo qabaa’ilada gobolka Bari u abaabulaysa dagaalka ka dhanka ah ururka Daacish
Puntland ayaa bilowday abaabulka qabaa’ilada ku dhaqan gobolka Bari, gaar ahaan dhulka ku teedsan deegaanka Calmiskaad, si ay uga qayb qaataan dagaalka ka dhanka...
Fayras cusub oo lagu magacaabo metapneumovirus (HMPV) oo ka dillaacay dalka Shiinaha
Waxa dalka Shiinaha kasoo shaacbaxay fayras cusub oo durba saameeyay kumanaan qof, fayraskan oo ka dilaacay waqooyiga dalka ayaa sababay in isbitaaladu ay buux...
Erdogan oo ku soo wajahan Magaalada Muqdisho
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa booqan doona dalalka Itoobiya iyo Soomaaliya bilowga 2025, ka dib markii uu dhex dhexaadiyay heshiis lagu soo afjarayo...
Meydadka Askartii dhawaan lagu laayay Ceel baraf oo Maanta lagu aasayo Baledweyne
Magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa maanta lagu wadaa in aas qaran loogu sameeyo askartii ka tirsaneyd ciidanka xoogga dalka ee dhawaan lagu...
Siyaasiyiinta mucaaradka oo ka digay boob iyo qaraash ay sheegeen in ay dowladdu ku...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, Raysal Wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre, iyo Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa digniin culus ka soo saaray...
Itoobiya oo ku dhawaaqday in ay la shaqeyn doonto howlgalka cusub ee Midowga Afrika...
Dowladda Itoobiya ayaa maanta Jimce ah shaacisay in ay la shaqeyndoonto howlgalka cusub ee nabad ilaalinta Soomaaliya AUSSOM, kaasoo uu dhawaan meel mariyay Golaha...
Dowladda Soomaaliya oo soo saartay warbixin ka kooban 34 qodob
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 3-dJanuary, 2025.
1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo shacabka ugu hambalyeeyay xubinnimada Soomaaliya ee Golaha Ammaanka ee Qaramada...
Wafdi sare oo ka socday Itoobiya oo soo gabagabeeyay socdaal ay ku tageen Muqdisho
Wafdi heer sare ah oo ka socda dowladda Itoobiya oo ay hoggaaminaysay Wasiirka Gaashaandhigga dalka Itoobiya Egn. Caa’isha Maxamed, ayaa soo gebagebeeyay booqasho shaqo...
Wafdi sare oo ka socda Ethiopia oo soo gaarey magaalada Muqdisho
Wafdi heer sare ah oo ka socda Ethiopia oo ay hogaaminayaan Wasiiru dowlaha Arrimaha dibadda Mesganu Arga iyo Wasiirka Gaashaandhigga Aisha Mohammed Musse ayaa...
Ka dhageyso Radio Markabley Maalin iyo Habeen Fariimaha Wacyi gelinta Daryeelka Bulshada
Ka dhageyso Radi Markabley Baardheere Maalin io Habeen kasta Taxanaha Fariimaha wacyi gelinta Daryeelka Bulshada.
Farimaha Wacyi gelinta ee Daryeelka Bulshada waxay idinkaga timid hay’adaha...