Galmudug oo war ka soo saartay xiisadda ka taagan magaalada Laascaanood

0
Guddoomiyaha ururada bulshada rayidka ee Galmudug, Cadceed Sheekh oo u warramay Idaacadda Shabelle, ayaa ka hadlay xaaladda magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, gaar...

Soomaaliya & dalal kale oo ka digay biyo xireenka Itoobiya ka waddo webiga Niil

0
Wasiirrada arimaha dibbada ee dowladaha jaamacadda Carabta ayaa waxay ka digeen biyo xireenka halka dhinac ee ay dowladda Itoobiya ka waddo webiga Niil. Bayaan ay...

Ciidamo hor leh oo gaaray Laas-Caanood & dagaal laga cabsi qabo

0
Waxaa saacadihii la soo dhaafay Magaalada Laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool iyo duleedkeeda gaaray Ciidamo aad u farabadan oo doonaya inay ku biiraan dagaalka...

Ka Dhageyso Radio Markabley-Baardheere Tartan Aqooneedka Dugsiga Sare ee Sayid Warsame.

0
Kulanti wanaagsan dhageystayaal ku soo Dhawaada Barnamij kale oo Tartan Aqooneed ah oo shaley ka dhacay Dugsiga Sare ee Sayid Warsame ee degmada Baardheere,Saacaduna...

Madaxweynaha HirShabelle oo xilka qaadis iyo magacaabis sameeyay

0
Madaxweynaha dowlad goboleed HirShabelle, Cali Cabdullahi Xuseen (Guudlaawe) ayaa maanta sameeyay xilka qaadis iyo magacaabis, kadib wareegtooyin uu soo saaray. Madaxweynaha ayaa xilka ka qaaday...

Ka dhageyso: Radio Markabley Tartan Aqooneedka Dugsiyada Waxbarashada HIRDA-Baardheere

0
Ku Soo dhowaadka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Waxbarashada HIRDA Maalin kasta oo Khamiis ah oo aad ugu barateen inaad kala socotaan Radio Markabley 2:30 Duhurnimo...

Ka dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Wadaaga SOMA 09-03-2023 (Episode-10)

0
Ka Dhageyso Todobaad kasta Maalmaha Khamiista iyo Axada Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA Radio Markabley Baardheere,hirkeena FM 88.8 MHTZ ,cida...

Akhriso:- Sharuudaha laga rabo Shirkadaha u tartamaya adeega Xujeeyda Sanadkaan ee la shaaciyay

0
Guddiga tartanka adeega Xajka sanadka 1444/2023 ee uu dhawaan magacaabay Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Soomaaliya Mukhtaar Rooboow Cali ayaa soo saaray shuruuradaha...

DFS oo Ammar dul-dhigtay Shirkadaha Isgaarsiinta dalka

0
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka ayaa Shirkadaha Isgaarsiinta u gudbisay liiska go’aannada Guddiga Qaran ee Ka-hortagga Lacag-dhaqidda & La-dagaallanka Maalgelinta Argagixisada (NAMLC) ee soo baxay 14-kii...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo war cusub ka soo saaray dagaalka Laascaanood

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in dowaladiisa ay wado dedaallo lagu joojinayo dagaalka iyo duqeymaha ka socda Magaalada Laascaanood ee...

XULASHADA