Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Martigeliyay Kulan muhiim ah
Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha waxaa ka qabsoomay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Dowladnimada Danabeysan, guddigan oo uu Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre magacaabay 08/10/2025, qeybna...
Soomaaliya oo ka mid noqotay dalalka taageeray in ciidamo caalami ah la geeyo Gaza
Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ansixiyay qaraar ay Maraykanku diyaariyeen oo taageeraya qorshaha 20-qodob ee Madaxweyne Donald Trump u dejiyey xasilinta Gaza, kaas...
Eritrea oo si adag ugu jawaabtay Dalka Itoobiya
Itoobiya “waxay dagaal u iclaamineysaa” Eritrea kaasoo ku aaddan fekradda helidda bad, ayuu yiri Wasiirka Arrimaha Dibadda Eritrea Yemane G/Masqal.
Wuxuu dowladda Abiy Axmed ku...
Baarlamaanka Soomaaliya oo Soo Afjaray Turxaan-bixinta Miisaaniyadda 2024
Guddiyada Miisaaniyadda labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa soo gabagabeeyay akhrinta iyo turxaan-bixinta Xisaab-xirka Miisaaniyadda 2024, kaddib kulan wadajir ah oo ka dhacay...
Madaxweyne Ku-xigeenka Jubbaland oo Ku Baaqay Wada-tashi Qaran oo Deg-deg ah si Loo Badbaadiyo...
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Jubbaland, Maxamuud Sayid Aaden, ayaa qoraal uu ku baahiyey boggiisa Facebook ku muujiyey walaaca sii kordhaya oo uu sheegay inuu...
Guddiga doorashooyinka Soomaaliya oo beesha caalamka ka dalbaday dhaqaale uu doorashooyinka ku qabto
Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa beesha caalamka u diray codsi ku aaddan in daneeyayaasha doorashada ay ka qeyb qaataan dardargelinta...
Puntland oo ka digtay in la isticmaalo adeegga E-VISA oo ay sheegtay in uusan...
Puntland ayaa ugu baaqday dadka u socdaalaya degaanadeeda ee wata baasaboorrada ajnebiga ah in aysan adeegsan adeegga E-VISA ee ay bixiso Dowladda Federaalka Soomaaliya,...
UK oo u sheegtay muwaadiniinteeda go’aan ku saabsan E-Visaha Soomaaliya
Dowladda UK ayaa sheegtay dadka haysta dhalashada dalkeeda marka ay u safrayaan Soomaaliya in ay haystaan E-visaha. Dadka ayaa loo sheegay in ay qasab...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo Shir Amni Ka Qabtay Baydhabo
Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa maanta guddoomiyay kulan amni oo heer sare ah oo ka dhacay magaalada Baydhabo, kaas oo ay...
Wasiir Fiqi: Barnaamijka E-Visa Wuxuu Xannibay In Ajaanib Daacish Ah Diyaarad Ku Soo Galaan...
Wasiirka gaashaandhigga dowladda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa shaaca ka qaaday in barnaamijka E-Visa uu door muhiim ah ka qaatay xakameynta iyo ka...


















