Dowladda iyo Mucaaradka oo la Filayo in Muqdisho ku yeeshaan kulan kale
Maalinta beri ah ayaa ku beegan kulan muhiim ah oo dhexmaraya dowladda federaalka iyo xisbiyada mucaaradka, kaas oo qeyb ka ah wadahadallada looga gol...
Puntland oo xaqiijisay in la qabtay Markab Sida Hub iyo Sahay Ciidan
Xukuumadda Puntland ayaa xaqiijisay in ciidanka ammaanka badda Puntland ay gacanta ku dhigeen markab lagu magacaabo Sea World, kaasi oo siday hub, sahay ciidan...
Puntland oo ku baaqday in albaabda la isugu dhufto shirka ka socda maagaalada Laascaanood
Wasiirka Warfaafinta Dowlad Goboleedka Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir, ayaa si kulul u cambaareeyay shirka ka socda magaalada Laascaanood ee lagu dhameystirayo SSC Khaatumo, isaga...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Ka Gaabsaday Su’aal La Xiriirta Markabka Sea World ee lagu...
Wasiirka Gaashaandhigga Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka gaabsaday inuu ka jawaabo su’aal laga weydiiyay markabka Sea World, kaasoo ay qabteen ciidamada badda...
Taliyaha Asluubta “Al-Shabaab waxay Damacsan yihiin in ay weerar kusoo qaadaan Xabsiga Dhexe, Laakiin...
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Mahad Cabdiraxmaan Aadan, ayaa shaaca ka qaaday inay hayaan xog sugan oo muujinaysa in kooxda Al-Shabaab ay damacsan...
Israa’iil oo ka walaacsan weerarada ay ku qaaday Magaalada Gaza
Raysal wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa sheegay in dalkiisu “aad uga xun yahay in hoobiyo ah” lagu garaacay Kaniisadda Kaatooligga ee ah tan keliy...
Puntland oo DF ku eedeysay in hub ay geysay Gobolka Mudug
Guddoomiyaha Gobolka Mudug Faysal Sheikh Cali Jifo-Jabsade, ayaa si cad u sheegay in aan la oggolaan doonin in gudaha gobolka lagu qabto shirar siyaasadeed...
Dagaal cusub oo laga cabsi qabo in uu ka qarxo gobolka Tigray ee Itoobiya...
Xiisadda ka aloosan waqooyiga Itoobiya ayaa mar kale cirka isku shareertay, wax ka yar saddex sano kaddib heshiiskii nabadeed ee Pretoria lagu gaadhay dhammaadkii...
Maxaad kala socotaa Taariikhda Markabkii ku bur burey Webiga Tuulada Markabley oo Baardheere u...
Maxaad kala socotaa Taariikhda Markabkii ku bur burey Webiga Tuulada Markabley oo Baardheere u jirta 33 km,islamarkaana kaga toosan dhanka Waqooyi muddo hadda laga...
Axmed Madoobe oo ka tacsiyeey geerida ku timid wasiir Beexaani.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa ka tacsiyeyay geerida ku timid Wasiir ku xigeenkii Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada ee...


















