Soomaaliya oo ugu dambayn si rasmi ah ugu biirtay dallada bulshada bariga Afrika ee...
Soomaaliya ayaa si buuxda uga kamid noqotay xubinimada Urur Gobaleedka Bulshada Bariga Afrika, kadib codeyn loo qaaday.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi culus...
Madaxweynaha Soomaaliya oo safiir cusub u magacaabay dalka Kenya
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud, ayaa Jabriil Ibraahim Cabdulle u magacaaabay safiirka Soomaaliya ee Kenya.
Ambassador Jabriil Ibraahim Cabdulle ayaa tagi doona Nairobi, xilli Kenya...
Guddoomiyaha baarlamaanka Puntland oo lagu eedeeyay inuu afduubtay madax bannaanidii baarlamaanka Puntland
Xildhibaano katirsan baarlamaanka Puntland ayaa ku eedeeyay guddoomiye Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, inuu afduubtay madax bannaanida golaha baarlamaanka, si uu u fuliyo qorshaha siyaasadeed ee...
Boqolal Qoys oo hor leh ayaa mar kale ku Barakacay Fatahaad xoogan oo uu...
Waxaa marba marka ka dambeysa sii kordhaya fatahaada uu sameynayo webiga Jubba oo u muuqata 24kii saac ee la soo dhaafey heerkii ugu sareeyey...
Go’aan Maanta laga gaarayo Xubinnimada EAC ee Soomaaliya
Dowladda Soomaaliya ayaa rajo weyn ka muujinaysa in ku biirista ururka bulshada Bariga Afrika si rasmi ah loo ansixiyo inta lagu guda jiro shir...
Shirka Golaha wasiirada Soomaaliya oo looga hadlay arrimo xasaasi ah
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa looga hadlay roobabka daadadka wata ee ka da’aya dalka, amniga iyo ciribtirka...
Boqolaal qoysas ah oo weli ku go’doonsan fatahaadaha ku dhuftay Jubbaland
Agaasimaha wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Jubbaland Aadan Faarax Gaarane oo la hadlay warbaahinta ayaa ka warbixiyay xaaladaha bani’aadanimo ee ka jira deegaanada maamulkaasi,...
Faahfaahin ku saabsan wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda magaalada Garowe
Xaaladda magaalada Garowe ee caasimadda Puntland ayaa saakay ah mid ay dadku dhegta u taagayaan, baarlamaanka oo laga sugayo inuu meel mariyo wax ka...
Kulankii baarlamaanka Puntland oo kusoo dhamaaday buuq iyo gacan qaad dhexmaray xildhibaanada
Kulankii baarlamaanka Puntland ay ku lahaayen magaalada Garowe, ayaa kusoo dhamaaday buuq iyo gacaan qaad, ka dib markii xildhibaanadu ay si adag isugu khilaafeen...
Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Garowe iyo Mucaaradka Puntland oo oggolaaday inay ciidamadooda magaalada...
Maalintii labaad waxaa magaalada Garowe ka socda dadaalo nabadeed oo looga hortagayo in gacan ka hadal uu isku beddelo khilaafka siyaasadeed ee ka dhex...

















