Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay oo Maanta cod u qaadaya qaadista cunaqabateynta hubka ee saaran...

0
Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa Maanta oo Jimco ah cod u qaadi doona  in Soomaaliya laga qaado cunaqabataynta hubka ee saaran mudo ka...

DF Soomaaliya oo la wareegtay xarunta Bangigga Dhexe ee Kismaayo

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku tilmaamay dib-u-howlgelinta laanta Bangiga dhexe ee Kismaayo tallaabo muhiim ah oo qeyb...

Mareykanka oo gacanta ku dhigay burcad badeed Soomaali ah oo weeraray Markab lala xiriirinayo...

0
Mareykanka ayaa sheegay inuu gacanta ku dhigay burcad badeed Soomaali ah, kuwaas oo isku dayay in ay qabsadaan markab xamuul ah oo lala xiriirinayo...

Qaramada Midoobay oo $5 milyan ku bixisay wax ka qabashada fatahaadaha ka dhacay Soomaaliya

0
Qaramada Midoobay (QM) ayaa ku deeqday lacag dhan 5 milyan oo dollarka Maraykanka ah si wax looga qabto roobabka daadad xooggan wata oo ka...

Somaliland oo soo bandhigtay Ciidamo horleh oo dagaal la gala SSC Khaatuma

0
Somaliland ayaa Aaga degaanka Bukhdharkeyn ee Gobolka Sool oo ay kula dagaalameen Ciidamada SSC Khaatuma waxaa ay kusoo bandhigeen Ciidamo aad u farabadan oo...

(SAWIRRO)Hay’adda HIRDA oo degmada Buurdhuubo gaarsiisey Doon.

0
Hay’adda Samafalka HIRDA oo dadaal balaaran ugu jirta sidii loo caawin lahaa dadka Waxyeelada ay ka soo gaartey Fatahaadii uu sameeyey webiga Jubba ayaa...

XFS oo shaacisay inay ka cabsi qabto xanuuno ka dilaaca fatahaadaha dalka

0
Wasiirka caafimaadka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadan oo la hadlay warbaahinta ayaa war cusub kasoo saaray xaaladda adag ee ka jirta dalka, gaar ahaan...

Barakacii ugu balaarnaa oo ka socda xaafadaha degmada Buulaburte

0
Wabiga Shabeelle ayaa saacadahii lasoo dhaafay si weyn ugu fatahay xaafado horleh oo ku yaala degmada Buulaburte ee gobolka Hiiraan. Xaafadaha Bag Abeeso hantiwadaag iyo...

Ciidamada Badda Mareykanka oo badbaadiyay markab lagu afduuban lahaa meel ku dhow biyaha Soomaaliya

0
Ciidamada badda ee Mareykanka ayaa ka hortagay afduubashada markabka ganacsiga oo koox burcad badeed ah ay ku weerareen gacanka cadmeed ee u dhow Soomaaliya...

Madaxweyne Deni oo markii ugu horraysay ka hadlay xiisadaha kacsan ee ka jira magaalada...

0
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay inuu garowsan yahay saamaynta iyo walaaca ay dadku ka qabaan xiisadaha magaalada Garowe ka jira ee ka...

XULASHADA