Somaliland oo faah faahin ka bixisay kulanka Madaxweynayaasha Somaliland iyo Soomaaliya

0
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa safar saaka ugu baxay dalka Jabuuti, isaga oo halkaa kula kulmi doona Madaxweynaha Soomaaliya,...

Madaxweynaha SSC- Khaatumo oo sharuudo ku xiray siidaynta maxaabiista ciidamada Somaliland

0
Madaxweynaha maamulka SSC- Khaatumo, Cabdiqaadir Axmed Firdhiye ayaa sharuudo ku xiray siidaynta maxabiista ciidamada Somaliland ee lagu qabtay dagaaladii ka dhacay gobolka Sool. Madaxweynaha SSC-...

Ciidamo ka gadoodsan mushaar la’aan oo xirtay waddada gasha madaxtooyada Puntland

0
Ciidamo katirsan kuwa madaxtooyada Puntland oo ka cabanaya mushaar la’aan baahsan ayaa isbaaro dhigtay waddada laamiga ee gasha madaxtooyada iyo wasaaradaha ee magaalada Garowe. Ciidamadan...

Xog ku saabsan kulan Muqdisho ku dhex-maray Xasan Sheekh iyo Mucaaradka

0
Shir saacaddo badan qaatay oo shalay galinkii dambe Muqdisho ku dhexmaray Madaxweynaha Dawladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud iyo Siyaasiyiin horey xilal sare uga soo...

Raysal wasaaraha Israa’iil oo ku hanjabay iney sii xoojinayaan dagaalka ka dhanka ah Xamaas

0
Raysal wasaaraha dalka Israa'iil Benjamin Netanyahu ayaa si cad u sheegay in maamulkiisa uu sii xoojin doono dagaalka ay kula jiraan Ururka Xamaas ee...

Burcad badeedda Soomaalida oo afduubtay dooni kalluumaysi oo laga leeyahay dalka Yemen

0
Burcad badeedda Soomaalida ayaa la rumeysan yahay inay qaadeen weerarkii afraad oo lagu qaado maraakiibta iyo doonyaha ganacsiga muddo bil gudaheed ah. Hay’adaha ammaanka ayaa...

Xamaas oo ka hadashay dadka xerada qaxootiga ee Marinka Qasa lagu laayay

0
Wasaaradda caafimaadka ee Qasa ee Xamaas ay maamusho ayaa sheegtay in duqeyn ay diyaaradaha Israa’iil ka gaysteen xerada qaxootiga ee Al-Maghazi oo ku taalla...

Cabdiweli Gaas oo war kasoo saaray xaaladda cakiran ee maamulka Puntland

0
Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa ka hadlay xaaladda cakiran ee mamaulkaas iyo gaar ahaan arrimaha doorashooyinka. Gaas ayaa sheegay in...

Hay’adda SODMA oo maamulka gobolka Banaadir ku wareejisay gargaar dhan 3,800 oo tan

0
Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA ayaa maanta deeq gaar gaar ah oo gaareysa 3,800 oo tan ku wareejisay maamulka gobolka Banaadir, taasoo...

Siyaasiyiin kasoo jeeda SSC- Khaatumo oo loolan ugu jira kamid noqoshada baarlamaanka Puntland

0
Siyaasiyiin kasoo jeeda SSC- Khaatumo oo doonaya inay kamid noqdaan baarlamaanka Puntland, kuwaas oo wata saxiixyada isimadooda, ayaa warqadahooda u geystay guddiga xallinta khilaafaadka...

XULASHADA