Maxamed Cabdi Waare oo loo magacaabay ku xigeenka xogahayaha guud ee IGAD

0
Urur goboleedka IGAD ayaa madaxweynihii hore ee maamulka Hirshabeelle u magacaabay ku xigeenka xoghayaha guud urur goboleedka IGAD. Soo jeedinta magacaabidda ku xigeenka xoghayaha guud...

Wafdi balaaran oo ka kala socda Dowlad Goboleedka Jubaland iyo Hay’adaha QM oo soo...

0
Wafdi balaaran oo u hogaaminayey Wasiirka Arimaha Gudaha Jubaland,islamarkaana ay qeyb ka ahaayeen Wasiirka Maaareynta Masiibooyinka Jubaland iyo Xubno ka kala Socdey Laamaha Q/Midoobey...

Maxkamad kutaal Turkiga oo soo saartay amar lagusoo xirayo wiilka madaxweynaha Soomaaliya

0
Turkiga ayaa ogaaday in wiil uu dhalay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu ka baxsaday dalka Turkiga ka hor inta aysan maxkamad Turki ah...

Labada aqal ee baarlamaanka oo meel mariyay miisaaniyadda dowladda oo gaartay in ka badan...

0
Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si aqlabiyad leh ku ansixiyay ku talo-galka Miisaaniyadda Dowladda Soomaaliya ee sannadka soo socda ee 2024. Tiro...

IMF iyo World bank oo kulan ka yeelanaya tallaabooyinka ugu dambeeya ee dayn cafinta...

0
Guddiga sare ee hay’adda ee IMF ayaa kulmi doona 13-ka December si ay uga wada hadlaan deyn cafinta Soomaaliya, iyadoo horey la qorsheeyay in...

UNSOM: Daadadka ka dhacay Soomaaliya waxay burburiyeen 20 saldhig oo ay lahaayeen ATMIS

0
Saraakiil sare oo ka socday Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS) iyo Howlgalka ATMIS ayaa booqasho ku tagay degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada...

Gudigga Gurmadka Fatahaadaha degmada Baardheere oo Codsadey in laga qeyb Dib u dhiska Buundada...

0
Ka dib kulan balaaran oo ay isugu yimaadeen Xubnaha Gudigga Fatahaadaha degmada Bardheere iyo Qaar ka md ah Waxgaradka degmada ayaa looga Wada Hadley...

Soomaaliya iyo Itoobiya oo dib u cusbooneysiiyay heshiiska difaaca si loo xoojiyo xasilloonida gobolka

0
Wasiirrada Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa kala saxiixday heshiis cusub oo iskaashi oo dhanka difaaca ah iyo dadaallada wadajirka ah ee lagu horumarinayo nabadda...

Axmed Karaash oo taageeray muddo kordhinta uu sameystay baarlamaanka Puntland

0
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa taageeray oo bogaadiyey go’aanka ay maanta soo saareen golaha baarlamaanka Puntland, kaasoo ay ku meel marsadeen...

Madaxweyne Mustafe cagjar oo ka hadlay howlaha xuska Qowmiyadaha Itoobiya ee dhawaan lagu qabanayo...

0
Madaxweynaha Dowlad Degaanka Soomaalida Mustafe cagjar oo Shir jaraa'id ku qabtay xafiiskiisa ayaa ka hadlay howlaha kusaabsan xuska Qowmiyada Itoobiya ee maalmo kaddib lagu...

XULASHADA