Xildhibaanada Golaha Shacabka ee BFS oo ansixiyay heshiiska lagu dhisay IGAD

0
Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 7-aad kulankiisa 30-aad, waxaana shir guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka...

Halkee ayuu ku sugan yahay Madaxweynaha Somaliland?.

0
Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cirro oo aan la ogeyn halka uu ku sugan yahay ayaa baahiyay labadan Sawiradan iyo qoraalkan. “Shacabkayga Jamhuuriyadda Somaliland meel kasta oo...

Ciidamada Badda Turkiga oo sii Joogaya Gacanka Cadmeed Iyo Xeebaha Soomaaliya

0
Warbaahinta Daily Sabah ayaa sheegtay in Baarlamaanka Jamhuuriyadda Turkiga uu Talaadadii si rasmi ah u ansixiyay qaraar madaxweyne oo lagu kordhinayo muddada hawlgalka ciidamada...

Xildhibaanada ka soo jeeda Awdal ee Somaliland oo digay in Ciro uu colaad ka...

0
Xildhibaannada deegaan doorashadoodu tahay Gobolka Awdal ee xubnaha ka ah Golaha Wakiillada Somaliland ayaa Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro uga digay in uu...

Wasiirka Amniga Gudaha oo Furay Shir Lagu Horumarinayo Barnaamijka Wadajirka Booliska

0
Wasiirka Amniga Gudaha, General Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta furay shir muhiim ah oo lagu horumarinayay Wejiga Labaad ee Barnaamijka Wadajirka Booliska (JPP...

Ciidamada Kenya oo burburiyay xaruun shirkadda Hormuud ku lahayd gobolka Jubbada Hoose

0
Mid ka mid ah shirkadaha isgaarsiinta ee ugu waaweyn Soomaaliya, Hormuud Telecom, ayaa ku eedeysay ciidamada Kenya in ay burburiyeen mid ka mid ah...

Isimada Beesha Daarood oo taageeray go’aanka Dowladda Federaalka ee burinta Heshiisyada Imaaraadka

0
Isimada dhaqanka beesha Daarood oo kulan ballaaran ku yeeshay magaalada Laascaanood, ayaa taageeray go’aanka Dowladda Soomaaliya ee lagu buriyay dhammaan heshiisyadii lala galay Imaaraadka...

Duqa Muqdisho oo Ka Hadlay Bannaanbax Wadayaasha BL-ka iyo Diiwaangelinta Gaadiidka

0
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta ka hadlay bannaanbax ay saakay dhigeen qaar ka mid...

Maxkamad Fasaxday Xildhibaanada Soomaaliya ee Golaha Sharcidejinta Bariga Afrika

0
Maxkamadda Racfaanka Bulshadda Bariga Afrika ayaa laashay go’aamadii looga hor-istaagay ergayada Soomaaliya ee Golaha Sharcidejinta Bariga Afrika (EALA), taasoo meesha ka saartay caqabadihii ka...

Taliska Ciidanka Booliiska oo askarta hubeysan ka mamnuucay Mootada Fekonta iyo askari dhac geystay...

0
aliska Ciidanka Booliiska Gobolka Banaadir ayaa mamnuucay in askari hubeysan uu isticmaalo mootooyinka Fekonta. Sidoo kale, waxaa gebi ahaanba reeban in askari hubeysan oo...

XULASHADA