Madaxweyne Xasan Sheekh oo hambalyo u diray haweenka Soomaaliyeed
Madaxweynaha Jamhuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhambaal hambalyo ah u diray guud ahaan haweenka dunida,gaar ahaan haweenka Soomaaliyeed oo maanta u dabbaaldegaya...
Ururka Bisha Cas oo Boqolaal Qoys ku Barakacay Fatahaadii iyo Daadkii ELNINO ee Degmada...
Ururka Bisha Cas ee Soomaaliyeed oo Taagerero ka helaya Ururka Bisha Cas ee Dalka Kuwait ayaa Maanta Raashin Gargaar ah magaalada Baardheere ugu qeybiyey ...
Mudo dheer kadib Meydka Luul Cabdicasiis oo Maanta la aasay
Waxaa Maanta oo Jimco ah lagu wada in la aaso meydka Allah u naxariistee Luul Cabdicasiis oo bishii Janaayo ee sanadkan 2023 ninkeedii ku...
Soomaaliya iyo Turkiga oo kala saxiixday heshiis Shidaal looga baarayo Soomaaliya
Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Kheyraadka Macdanta dowladda Fedaraalka Soomaaliya Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa heshiis la galay Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka ee dalka Turkiga...
Golaha Wasiirrada oo ansixiyey Guddoomiyaha iyo Agaasimaha Bangiga Horumarinta Somalia
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Barre.
Shirkan ayaa lagu...
R/W Xamza oo xarigga ka jaray dhismaha cusub ee qeybta C.I.D
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray dhismaha cusub ee qeybta baarista danbiyada ee C.I.D oo lagu...
Maxkamada Gobolka Maroodijeex oo xukun ku riday 4 nin oo Itoobiyaan ah
Maxkamada gobolka Maroodijeex ayaa xukun u dhexeeya 6 ilaa 8 sanno oo xabsi ah, iyo lacag ganaaxa ku riday 4 nin oo Itoobiyaan ah...
Firdhiye: Waan la dagaalamaynaa Itoobiya haddii ay ciidan dul keento degaanada SSC- Khaatumo
Hoggaamiyaha maamulka SSC-Khaatumo, Cabdiqaadir Axmed Aw-cali Firdhiye ayaa uga digay dowladda Itoobiya inay soo faro galiso arrimaha gudaha ee degaanada maamulkiisa.
Hoggaamiye Firdhiye oo maanta...
Wafdi ka socda Midowga Yurub oo lagu soo dhaweeyay magaalada Muqdisho
Wasiirka Wasaaradda Beeraha Iyo Waraabka Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa qaabbilay wafdi ka socda Midowga Yurub.
Wafdigan ayaa waxaa hoggaaminaya, Jens Hoegel oo ah...
Xamza oo amar deg-deg ah kasoo saaray xiisadda ka taagan garoonka Muqdisho
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo ka jawaabaaya cabashooyinka shacabka Soomaaliyeed ee ku aaddanaa garoonka dayaaradaha Aden Cadde ayaa...


















