Hay’adda SoDMA oo maanta gargaar u qaybisay 13,900 oo qoys
Hay’adda SoDMA, ayaa maanta markale deegaanka Garasbaaleey si gaar ah waaxda afaraad, iyo xaafadda Weydow, degmooyinka Xamar-jajab iyo Howlwadaag waxa ay gargaar ugu qaybisay...
Wasiir Juxa: Akoonadii hay’daha mashaariicda nala fulin jiray waa maran yihiin
Wasiirka arrimaha gudaha Puntland, Cabdi Faarax Siciid Juxa ayaa sheegay in ay maran yihiin akoonada hay'adaha mashaariicda ka fulin jiray Puntland.
Wasiirka arrimaha gudaha ayaa...
Burcad-badeed Soomaali ah oo lagu maxkamadayn doono dalka Hindiya
Ugu yaraan 35 budhcad-badeed Soomaali ah oo lagu qabtay badweynta Hindiya ayaa wajihi doona maxkamadayn gudaha Hindiya ah.
35-ka qof ayaa isku dhiibay ciidamada badda...
Wasiir Biixi oo khudbad ka jeediyay shirka dayn cafinta ee Paris
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige oo ku sugan Magaalada Paris ee Dalka Faransiiska ayaa waxa uu khudbad ku saabsan...
Wasiir Kayd: Itoobiya bad helimayso hadii ay na aqoonsan waydo
Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland D.R. Ciise Kayd Maxamuud, oo ku sugan Faransiiska ayaa sheegay in Somaliland iyo Itoobiya ay ku guda jiraan dhamaystirka is-fahamkii...
Hirshabeelle: Suurtagal ma ahan in cid aan sharci ahayn ay hor istaagto cid sharci...
Wasiirka Arrimaha Gudaha HirShabeelle Cabdiraxmaan Daahir Guure ayaa sheegay dagaalkii ka dhacay magaalada Baladweyne inuu sabab u ahaa markii jidgooyo loo dhigay guddoomiyaha gobolka...
Ciidanka amniga dowladda Soomaaliya oo soo afjaray Shabaabkii weeraray hotel SYL
Ciidamada dowladda ayaa soo afjaray weerarkii koox hubaysan oo katirsan Alshabaab ay ku qaadeen hotel SYL, halkaas oo kooxda hubaysan ay illaa xalay ay...
Ciidanka Jabuuti oo isaga guuray fariisimahii ay ku lahayeen bartamaha Baledweyne
Ciidamada Jabuuti ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS ee ka howlgala gobolka Hiiraan ayaa maanta isaga baxay fariisamahii ay ku lahayeen...
Somaliland oo dhaliishay sida Waddamada Reer Galbeedku uga jawaabeen xiisada Badda Cas
Somaliland ayaa sheegtay in sida ay waddamada Reer Galbeedku uga jawaabeen xiisada Badda Cas anay ahayn mid xal lagu gaadhi karo.
Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cali...
Baarlamaanka Puntland oo meel mariyay golaha wasiirrada ee madaxweyne Deni uu magacaabay
Baarlamaanka Puntland ayaa xasaanadda siiyay golaha wasiirrada ee uu soo magacaabay madaxweyne Deni, kuwaas oo maanta hortagay baarlamaanka, si ay u helaan codka kalsoonida.
54...


















