Ka dhageyso Radio Markabley Todobaadka kasta Barnaamijka wax soo saarka Beeraha
Barnaamjika maanta ayaan waxaan ku eegi doonaa Badqabka cunooyinka iyo Nafaqada,Badqabka Cunnooyinka iyo Nafaqada,Ujeedada Barnamijka ayaa ah balaarinta Aqoonta iyo sare u qaadida dhaqamada...
Akhriso: War-murtiyeedka kasoo baxay shirka Golaha Wadatashiga Qaranka
GOLAHA WADATASHIGA QARAN (GWQ)
WAR-MURTIYEED
1. Hordhac
Shirka 9-aad ee Golaha Wadatashiga Qaran (GWQ) oo uu guddoomiyay Madaxweynaha J amhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...
Munaasibada xuska 18 May oo looga dabaaldagay Somaliland
Munaasibada 18 May ee 33 guurada kasoo wareegtay markii ay Somaliland ku dhawaaqday gooni isutaaga 1991, ayaa si wayn looga xusay guud ahaan deegaanada...
Somaliland oo shirkado shisheeye u kiraysatay dhameystirka heshiiska badda ee Ethiopia
Somaliland ayaa shirkado caalami ah u kiraysatay sidii ay uga caawin lahaayeen, si loo gaaro mowqifkeeda ku aaddan heshiiska kama dambaysta ah ee Ethiopia.
Sida...
Madaxweyne Deni: Nama quseeyaan dhowr qof go’aanno ay soo saaraan
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa sheegay go'aamada kasoo baxay shirkii Golaha wadatashiga qaranka ee Muqdisho lagu soo gabagabeeyay, in aanu ahayn...
Dowladaha Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada-hadlay arrimo xasaasi ah
Agasimaha Guud Ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Faderalka Somaliya Mudane Bashiir Macallim Cali ayaa Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay sii-hayaha Safaaradda Shiinaha...
Wararkii ugu dambeeyay ee shirka Golaha Watashiga Qaran ee ka socda Muqdisho
Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo ka socdo xarunta Villa Soomaaliya, uuna guddoominayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warbixin lagaga dhagaystay Wasaaradda gaashaandhigga...
Lataliyaha Amniga Qaranka oo faahfaahiyay waxyaabaha dowladda uga qabsoomay Amniga
Lataliyaha Amniga Qaranka madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xuseen Macalin ayaa sharaxaad dheeraad ah ka bixiyay waxyaabaha dhanka amniga uga qabsoomay dowladda madaxweyne Xasan Sheekh...
Wiil 12 jir ah oo aargoosi aano qabiil loogu dilay gobolka Galgaduud
Maleeshiyo beeleed hubeysan ayaa wiil yar oo 12 sano jir ahaa ku dilay deegaan hoostaga degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud, kasoo jeeday deegaan ahaan...
Ka dhageyso Radio Markabley Maalin iyo Habeen Fariimaha Wacyi gelinta ee Fayo dhowrka Nadaafada...
Fariimahan Wacyi gelinta ee la Xariira Faya dhowrka Nadaafada iyo u diyaar garoowga Ka hortaga Daadadka ELNINO ayaa waxaa iska kaashadey Hay’addaha Samafalka Action...

















