Ka dhageyso Radio Markabley Todobaadka kasta Barnaamijka wax soo saarka Beeraha

0
Barnaamjika maanta ayaan waxaan ku eegi doonaa Badqabka cunooyinka iyo Nafaqada,Badqabka Cunnooyinka iyo Nafaqada,Ujeedada Barnamijka ayaa ah balaarinta Aqoonta  iyo sare u qaadida dhaqamada...

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka hadashay duqayn ka dhacday gobolka Bari ee Puntland

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay duqayn ciidamada Maraykanka ay ka geysteen degaan katirsan dhulka buuralayda gobolka Bari ee Puntland, kaasoo lagu bartilmaameedsaday xarumaha...

Taliyihii saldhigga Bardaale oo maanta lagu dilay dagaal ka dhacay degmadaasi

0
Taliyihii Saldhigga degmada Bardaale ee gobolka Baay iyo saraakiil kale ayaa ku geeriyooday dagaal qaraar oo illaa haatan ka socda gudaha degmadaasi. Dagaalkan oo saaka...

Wasiirka Amniga oo xafiiskiisa ku qaabilay madaxa howlgalka IOM ee Soomaaliya

0
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane AAbdullahi Sheikh Ismail – Fartaag ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay madaxa howlgalka IOM ee Soomaaliya Frantz Celestin,...

Faahfaahino kasoo baxay dagaal culus oo maanta ka dhacay degmada Bardaale

0
Wararka naga soo gaaraya degmada Bardaale ee gobolka Baay ayaa sheegaya in maanta uu halkaas ka dhacay dagaal xoogan oo u dhaxeeyay ciidanka Daraawiishta...

Ciidamada Itoobiya oo Soomaaliya ka baxaya dhamaadka sanadkan

0
Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Soomaaliya ayaa la filayaa in ay ka baxaan dalka dhamaadka December 2024, sida uu sheegay la taliyaha amniga qaranka,...

Maxamuud Macallin oo xarigga ka jaray waddo ay dhistay

0
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA , Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa maanta xarigga ka jaray waddo Interlog la saaray taas oo...

Midowga Afrika oo shaaciyay habraaca doorashada guddoomiyaha Midowga Afrika

0
Midowga Afrika ayaa ku dhawaaqay hannaanka doorashada hoggaanka sare ee Midowga Afrika, iyadoo loogu baaqay musharraxiinta daneynaya inay soo gudbiyaan taariikh nololeedkooda oo ay...

Taliska Booliiska Banaadir oo ka hadlay sababta loo xirxirayo dadka sameeya anshax xumada iyo...

0
Ciidamada Booliiska Soomaaliya ayaa todobaadkii labaad oo xiriir ah howlgalo ka dhan ah dadka baraha bulshada ka dhex sameeya anshax xumada iyo kicinta dadweynaha...

IMF oo meel marisay $10 milyan oo lagu taageerayo Soomaaliya

0
Guddiga Sare ee IMF oo dhameystiray dib u eegistii ugu horeysay ee hoos timaada barnaamijka dayn cafinta  Soomaaliya, ayaa ogolaaday in si degdeg ah...

XULASHADA