Xiisad u dhaxeysa Puntland iyo SSC- Khaatumo oo ka taagan gobolka Sool
Wararka nagasoo gaaraya tuulada Buurawadal oo ku dhawaad 30km dhinaca waqooyi kaga beegan magaalada Garowe, balse katirsan gobolka Sool, ayaa sheegaya in halkaasi ay...
Qaramada Midoobay oo Soomaaliya ugu hambalyeysay kursiga golaha amniga
Qaramada Midoobay ayaa dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeysay xubinimada Soomaaliya ee golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay 2025-2026.
“Soomaaliya waxay soo martay waddo dheer soddonkii...
Galmudug oo toogasho ku fulisay raggii dilay macallinka iyo dhaqtarka
Maxkamadda Gobolka Galgaduud ayaa maanta dil toogasho ah ku fulisay raggii dilay Macalinkii iyo Dhakhtarkii walaalaha ahaa ee horay aanada qabiil loogu dilay gobolkaasi.
Toogashada...
Maxaa kasoo baxay shirka golaha wasiirada Soomaaliya
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa meelmariyey dib-u-eegista Xeer-nidaamiyaha Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Dadweynaha iyo Heshiis Is-afgarad ee...
Ciidanka PSF oo ka jawaabay eedayntii taliyaha ciidanka booliiska Puntland
Taliska ciidanka PSF ayaa iska fogeeyay eedayn uga timid taliyaha ciidanka Booliiska Putland, gaashaanle sare Muumin Cabdi Shire, kaasoo ku eedeeyay inay weerareen saldhigga...
Soomaaliya oo maanta lagu wado in ay xubin ka noqoto Golaha Ammaanka
Soomaaliya, Denmark, Greece, Pakistan iyo Panama iyo Soomaaliya ayaa lagu wadaaa in maanta oo khamiis ah ay helaan kuraasta Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay,...
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay madaxa hay’adda KOICA
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa la kulmay Madaxweynaha Hey’adda Horumarinta Caalamiga ah ee Kuuriya (KOICA) CHANG, Won Sam...
Roobow oo ka hadlay arrimaha Xajka kana jawaabay eedeymo loo jeediyay
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Mukhtaar Roobow Cali, ayaa kulan la qaatay madaxda u adeegayso xujayda Soomaaliyeed.
Wasiirka ayaa ku...
Madaxweynaha maamulka Galmudug oo magacaabay Wasiiro cusub
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor ayaa magacaabay xubno ka mid noqonaya golaha Wasiiradda maamulka Galmudug.
Madaxweyne Qoor qoor ayaa magacaabay sadax Wasiir,...
Soomaaliya oo rajeynaysa in aan lagula tartamin kursiga aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka
Soomaaliya ayaa rajeynaysa in aan lagula tartami doonin doorashada kursiga aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay sida ay ku waramayaan ilo...


















