Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya: 600 xarumood oo caafimaad ayaa halis ugu jiray inay xirmaan

0
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada xukuumadda Soomaaliya, Dr. Cali Xaaji Aadan, ayaa sheegay in ku dhowaad 600 xarumood oo caafimaad oo dalka ka howlgala...

Madaxweynaha Deegaanka Soomaalida oo Abiy Axmed ku ammaanay horumarka ka hirgalay Deegaanka

0
Madaxweynaha Deegaanka Soomaalida Itoobiya, Mustafe Muxumed Cumar, ayaa sheegay in xukuumadda Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed ay door ka qaadatay isbeddelka siyaasadeed iyo amni ee...

R/Wasaare Xamse oo si weyn loogu soo dhaweeyey degmada Balanbale ee Gobolka Galgaduud

0
Ra’iisul Wasaaraha dowladda federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo wefdi uu hoogaainayo ayaa saaka gaaray degmada Ballanballe ee gobolka Galgaduud, halkaasi oo si weyn ...

Dowladda Itoobiya oo Ka Jawaabtay Kulankii Soomaaliya, Masar, Eritrea iyo Suudaan

0
Dowladda Itoobiya ayaa ka jawaabtay kulankii ay Soomaaliya, Masar, Eritrea iyo Suudaan ku yeesheen magaalada Alamein ee dalka Masar, kaas oo looga hadlay arrimo...

Soomaaliya, Masar, Suudaan iyo Eritrea oo digniin u diray Dowladda Itoobiya

0
Madaxda Masar, Suudaan, Eritrea iyo Soomaaliya ayaa kulan madaxeed ku yeeshay magaalada xeebta ah ee El Alamein ee Masar, iyagoo diiday tallaabooyin hal dhinac...

Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo dhaliilay safarkii Madaxweyne Cirro ee Maraykanka iyo safaaradda Somaliland...

0
Prof. Axmed Ismaaciil Samatar, oo ka mid ah siyaasiyiinta iyo aqoonyahannada Soomaaliyeed ee muddada dheer ka hadlay arrimaha Somaliland iyo Geeska Afrika, ayaa dhaliilay...

Soomaaliya oo sheegtay inaysan Itoobiya ka helin wargelin ku saabsan bixitaanka ciidankeeda

0
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inaysan Itoobiya ka helin wax ogeysiis rasmi ah oo ku saabsan qorshe la sheegay in ciidamadeeda ay uga saarayaan Soomaaliya,...

Soomaaliya oo Cambaareysay Weerar Lagu Qaaday Xarun Koronto oo u Adeegta Masjidka Nabiga

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay weerar lagu qaaday xarun koronto oo bixisa adeegga korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee magaalada Madiinah,...

Madaxweyne Xasan Sheekh: Xuutiyiintu waxay xasillooni-darro ka wadaan gobolka, waxayna carqaladeynayaan maraakiibta Bab al-Mandab

0
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xuutiyiinta Yemen ku eedeeyay inay qayb ka yihiin xasillooni-darrada gobolka, isla markaana ay carqaladeynayaan isu-socodka maraakiibta ee marin-biyoodka...

Somaliland oo sheegtay inay taageersan tahay in Itoobiya hesho marin badeed

0
Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay inay si joogto ah u taageertay heshiisyo lagu siinayo Itoobiya marin ay ka hesho badda, iyadoo sheegtay in iskaashiga noocaas...

XULASHADA