Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay madaxweynaha Ciraaq
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Madaxweynaha dalka Ciraaq, Mudane Cabdi-Ladiif Jamaal Rashiid.
Ra’iisul...
Boqolaal qoys oo ka soo barakacay Dagaalo ka dhacey degmada Luuq oo soo gaarey...
In ka badan ilaa 145 qoys oo ka mid ahaa Qoysas danyar ah ee ay saameeyeen Dagaaladii ugu dambeeyey 3 maalin ee la soo...
Qaramada Midoobay oo walaac ka muujisay 970 qoys oo ku barakacay dagaalladii ka dhacay...
Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga ee UNHCR ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in dagaal beeleedyada ka dhacay gobolka Mudug ay ka...
Wararka naga soo gaaraya degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in maanta xaalad...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku baaqay in si deg deg ah lagu joojiyo dagaal beeleedyada macno darrada ah...
Wararkii ugu dambeeyay dagaal beeleedka degmada Luuq ee gobolka Gedo
Wararka naga soo gaaraya degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in maanta xaalad deganaasho ah ay ka jirto, halkaas oo sadaxdii maalmood ee...
Booliiska Soomaaliya oo ka hadlay howlgal ka socda Xaafada Dab damiska ee maagalada Muqdisho
Afhayeenka ciidanka Booliiska Soomaaliya Cabdifataax Aadan Xasan ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgal aroornimadii hore ee maanta ciidamada ku qaadeen Xaafadda Dab damiska ee degmada...
dagaal culus oo Sababay Dhimasho iyo Dhaawac oo maanta dib uga qarxay degmada Luuq...
Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in mar kale dagaal culus uu maanta dib uga qarxay degmada Luuq ee gobolka Gedo, kaas...
Ciidamo isku dhaf ah oo la wareegay amniga inta u dhaxaysa Galdogob iyo Bandiiradley
Ciidamo isku dhaf ah oo ka kala socda Puntland iyo Galmudug ayaa si rasmi ah looga howlgaliyay degaanadii dhawaan dirirtu ku dhex martay labo...
Madaxweyne Xasan Sheikh: Shabaabku waxay dalka ka bilaabeen iska horkeenidda beelaha si aan uga...
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud ayaa sheegay, Alshabaab inay qeybo kamid ah gobolada dalka ka bilaabeen iska horkeenidda qabaailada si ay colaad...
Madaxweyne Xasan Sheikh oo maanta jawaab ka bixiyay hadalkii raysal wasaaraha Ethiopia
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud ayaa jawaab ka bixiyay hadalkii dhawaan kasoo baxay raysal wasaaraha dalka Ethiopia, Abiy Ahmed, kaasoo sheegay in aan loo...


















