Ciidanka Asluubta oo soo afjaray weerarkii Xabsiga dhexe, soona bandhigay Meydadka ragii weerarka geystay
Ciidanka Asluubta Soomaaliya ayaa goordhaw soo gabagabeeyay weerar ka dhacay gudaha Xabsiga dhexe ee Xamar oo ay geysteen koox ka tirsan Al-shabaab oo ka...
Go’aano culus oo laga soo saaray colaadda ka taagan degmada Luuq
Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Fedweraalka ,maamulka Jubbalanad iyo waxfarad kale oo maalmahaan ku sugnaa Degmada Luuq ayaa soo saaray warsaxaafadeed ku saabsanaa xal u...
Madaxweyne Xasan Sheekh “Qof Shabaab ah kuma soo wici karo, mana wici kartid ogow...
Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shaaca ka qaaday in ciqaab adag uu la kulmi doono qof walba oo xiriir wicitaan...
Xildhibaan Macalimow: $27,500 ayaa bil kaste laga jaraa mushaarka baarlamaanka mana jirto wax lagu...
Xildhibaan Maxamed Ibraahim Macalimow oo katirsan golaha shacabka ee aqalka Hoose ayaa su’aal galiyay sida loo maamulo lacago bil kaste laga jaro xildhibaanada golaha...
Safaaradda Maraykanka ee Muqdisho oo beenisay war lagu faafiyay baraha bulshada
Dawladda Maraykanka ayaa meesha ka saartay warar sheegaya in ergayga gaarka ah ee Maraykanka u qaabilsan Geeska Afrika Mike Hammer uu bogaadiyay heshiiska muranka...
Ka Dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Wadaaga SOMA 11-07-2024
Ka Dhageyso Todobaad kasta Maalmaha Khamiista iyo Axada Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA Radio Markabley Baardheere,hirkeena FM 88.8 MHTZ ,cida...
Saddex Qof Soomaali ah oo si xun loogu dilay Gudaha dalka Kenya
Dad careysnaa ayaa Saddex qof oo Soomaali ah ku dilay Galbeedka dalka Kenya halka ay dhaawaceen 7 Ruux oo kale, xilli ay kala dageen...
Wararkii ugu dambeeyey ee Xaalada degmada Luuq,maxaase ku soo kordhay?
Madaxwayne ku xigeenka Dowlad goboleedka Jubbaland iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa shirar hor dhac u ah Nabadaynta Beelihii dirirtu dhexmartay waxa ay laqaateen odayaaha...
Somaliland oo sheegtay in ay iska difaacayso cadaw isku soo bahaystay
Xukuumada Somaliland ayaa ku dhawaaqday in loo diyaar garoobo difaaca Somaliland iyo doorashooyinka mudaysan 13 November.
Shir aan caadi ahayn oo ay Golaha Wasiirada Somaliland...
Madaxweynaha Jubbaland oo Kismaayo kula kulmay taliyaha howlgallada gaarka ah ee Bariga Afrika
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa Kismaayo ku qaabilay taliyaha dowladda Maraaykanka u qaabilsan hawlgallada gaarka ah ee bariga Afrika, Kornayl David Haskell, kaas oo...


















