Ciidamada Burundi ee ATMIS oo guud ahaan faarujiyay magaalada Jowhar
Ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa isaga baxay degmada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellada dhexe ahna caasimadda maamulka Hirshabeelle.
Saraakiil katirsan howlgalka...
Dowladda Soomaaliya oo beenisay in ay masuul ka tahay xildhibaano lagu xiray Nayrobi
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay xun tahay in laba ka mid ah xubnaha Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ay soo wajahday xaalad amnigooda khatar la galiyay...
Xildhibaan Fowsiya oo si cad u sheegtay iney ka tanaasuleyn kursiga Guddoomiyaha Midowga Afrika
Xildhibaan Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan oo maanta shir jaraa'id ku qabatay magaalada Muqdisho ayaa shaaca ka qaaday ineysan ka tanaasuleyn musharaxnimadeeda kursiga Guddoomiyaha Midowga...
(SAWIRRO) Axmed Madoobe oo maamul cusub u magacaabay degmada Baardheere
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo wareegto soo saaray ayaa maanta maamul cusub u magacaabay degmada Baardheere ee gobolka Gedo.
...
Wasiirka amniga oo qaabilay safiirka Midowga Yurub ee Somaaliya
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta xafiiska ku qaabilay Danjiraha Midowga Yurub u fadhida Soomaaliya Marwo Karen...
Dowladda Soomaaliya oo shaacisay tirada Xujaayda Soomaaliyeed ee sanadkaan geeriyootay
Xafiiska arrimaha Xajka ee dowlada Fedaraalka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixiyay tirada Xujaayda Soomaaliyeed ee sanadkaan ku geeriyootay dalka Sacuudiga.
Madaxa Xafiiska arrimaha Xajka ee...
Dowladda Soomaaliya oo Midowga Afrika ka codsatay in dib loo dhigo bixitaanka ciidamada ATMIS
Dowladda Soomaaliya ayaa codsatay in hoos loo dhigo bixitaanka ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika, iyadoo ka digtay xaaladda amni darro ee dalka, sida lagu...
Dibad-baxyo xoogan oo ka socda Nairobi iyo sababta ka dambeysa
Tiro badan oo Kenyan ah ayaa isugu soo baxay bannaanka baarlamanka Talaadadii si ay uga mudaaharaadaan kordhinta canshuuraha muranka dhaliyay, iyadoo booliiska ay adeegsadeen...
Puntland oo xukunno ku ridday garsoorayaal iyo xeer ilaaliyaal ku eedeysan inay sii daayeen...
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee maamulka Puntland ayaa xukunno kala duwan ku ridday garsoorayaal iyo xeer ilaaliyaal katirsanaa maxkamaddaas, kuwaas oo lagu eedeeyay inay...
Shir u dhaxeeya Soomaaliya iyo ururka Bulshada Bariga Afrika oo ka socda Nairobi
Ururka Bulshada Bariga Afrika (EAC) ayaa magaalada Nairobi ka bilaabay shir lagu horumarinayo is dhexgalka Soomaaliya iyo bulshada ururka EAC.
Xoghayaha guud ee EAC Veronica...


















