Guddoomiyahii hore ee Golaha Shacabka oo Maanta Aas Qaran loogu sameynayo Muqdisho

0
Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Muqdisho aas Qaran loogu sameeyo Allah u naxariistee guddoomiyahii hore ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Sheekh...

Dowladda Soomaaliya oo beenisay inay wada hadalo la galayso kooxda Alshabaab

0
Dowladda Soomaaliya ayaa beenisay inay wada hadalo la galayso kooxda Al-Shabaab. La-taliyaha Amniga Qaranka Xuseen macallin Maxamuud ayaa boggiisa X (Twitter) ku shaaciyay in hadda...

Itoobiya oo beenisay eedeyn dowladda Soomaaliya u gudbisay Qaramada Midoobay

0
Dowladda Itoobiya ayaa markii ugu horeysay jawaab ka bixisay eedeyn dhawaan ay u gudbisay dowladda Soomaaliya Qaramada Midoobay, taasoo la xariirtay in ciidamo Itoobiyaan...

Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo loo magacaabay xil cusub

0
Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa wasiiru dowlaha Wasaaradda arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Cali Maxamed Cumar Cali Balcad u...

Maamulka Galmudug oo war kasoo saaray dagaal beeleed Maanta ka dhacay gobolka Mudug

0
Warsaxafadeed kasoo baxaya maamulka Galmudug ayaa loogu baaqay in si sharuud la'aan ah ku joojiyaan dagaalka beelaha ku dagaalamaya galbeedka gobolka Mudug. Galmudug ayaa sidoo...

Golaha wasiirrada Soomaaliya oo meel mariyay qaraar ku saabsan ka hortagga qataraha amniga qaranka

0
Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa maanta oo khamiis ah ansixiyay Qaraar ku saabsan Khataraha Amniga Qaranka, oo uu soo diyaariyay Xafiiska Amniga Qaranka Soomaaliya. Qaraarkan ayay...

Madaxweyne Xasan oo war cusub kasoo saaray heshiiska Itoobiya & Somaliland

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb-galay munaasabadda 26-ka Juun oo ah maalinta xorriyadda gobollada Waqooyi ee dalka. Madaxweynaha ayaa...

Madaxweyne hore Farmaajo oo baaq ka soo saaray colaadaha ka jira dalka

0
Madaxweynihii hore ee, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa ka hadlay xuska 26-ka June, isaga oo shacabka ugu hambalyeeyay 64-guurada...

Madaxweyne Xasan Sheekh “Walaalaha Waqooyi waxaan leeyahay majirto meel dad Soomaaliyeed idinku tashadeen”

0
Madaxweynaha dowladda fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xalay ka qeyb galay Munaasabad lagu xusayay 64 sano guuradii kaso wareegatay markii gobolada Waqooyi ee...

Dowladda Soomaaliya iyo Sanduuqa OPEC oo heshiis ka gaaray Deyn Soomaaliya lagu lahaa

0
Waxaa magaalada Viena ee dalka Austria heshiis kula saxiixday Sanduuqa Horumarinta Caalamiga ah ee OPEC iyo Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Biixi Iimaan Cige...

XULASHADA