Madaxweynaha Soomaaliya oo hambalyo u diray raysal wasaaraha cusub ee UK
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa Hambalyo u diray Ra’iisul Wasaaraha cusub ee dalka Ingiriiska Keir Starmer oo ku guulaystay doorashada UK.
Hadal uu madaxweynuhu...
Ciidamo ka socda Galmudug iyo Puntland oo la wareegaya goobihii lagu dagaalamay ee Galbeedka...
Maamulka Galmudug ayaa sheegay inay hirgashay xabbad joojintii ay ka dhex wadeen maleyshiyo beeleed kasoo kala jeeda Puntland iyo Galmudug, kuwaas oo ku dagaalamayay...
Madaxweynaha Masar oo ku celceliyay taageerada amniga iyo xasiloonida Soomaaliya
Madaxweynaha Masar Abdel Fattah al Sisi ayaa sheegay in dalkiisu uu si buuxda uga go’an yahay in uu taageero dadaallada amniga Soomaaliya.
Madaxweyne Sisi, waxa ...
Muxuu yahay ujeedka shirka uu guddoomiyay Sheekh Aadan Madoobe
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa shir guddoomiyay kulanka Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka oo ku qabsoomay...
Madaxweynaha Mareykanka oo farriin usoo diray Soomaaliya
Farriin qoraal oo uu soo diray Madaxweynaha Dowladda Mareykanka Joe Biden oo nuqul ka mid ah Warbaahinta Qaranka Soomaaliya ay soo gaarsiisay Safaaradda Dowladda...
Degmada Xuddur oo halis ugu jirta inay gacanta u gasho kooxda Alshabaab
Alshabaab ayaa qarka u saaran inay la wareegaan Gacanta ku haynta degmada Xudur ee gobolka Bakool, sida uu sheegay guddoomiyaha gobolkaasi, Maxamed Cabdi Tall....
Midowga Yurub oo sheegay in burcad badeedda Soomaalida ay tiro ahaan iyo awood ahaanba...
Weerarada kooxaha Xuutiyiinta ee Iran ay taageerto ka geysanayaan badda cas ayaa fursad u noqotay kooxaha burcad badeeda Soomaalida, iyadoo burcad badeedda tiro ahaan...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo maalintii labaad ku sugan furinta hore ee dagaaalka
Wargaadhi, Luuliyo 03, 2024: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo u kuur-galaya xaaladda Ciidamada Qalabka Sida iyo furimaha dagaalka ka dhanka...
Maraakiib dagaal oo ay leeyihiin Midowga Yurub oo kusoo xirtay xeebaha Puntland
Agaasime Ku-xigeenka Guud ee ciidamada PMPF Mudane Maxamuud Silaal Cumar oo ay weheliyaan Saraakiisha Sar-sare ee ciidamada PMPF ayaa kulan kula qaatay Badda magaalada...
Dowladda Soomaaliya oo markale shaacisay iney qaadaneyso 3,000 oo Macalimiin ah
Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa markale shaaca ka qaaday iney qaadaneyso 3,000 oo Macalimiin ah oo ka shaqeyn doona horumarinta Waxbarashada Soomaaliya.
Wasiiru dowlaha...


















