Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay weerar ka dhacay degaan katirsan Gobolka Galgaduud

0
Maleeshiyaad hubeysan ayaa Gaari ku rasaaseeyay wadada u dhaxeysa degmooyinka Cabudwaaq iyo Balanbale ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud, waxaana ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho...

Madaxweynaha JFS oo ka hadlay sida ay ku suurtageli karto doorasho qof iyo cod

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay hanaanka doorasho ee dalka ayaa sheegay in ujeedka dowladda uu yahay in shacabka...

Guddoomiye ku xigeenkii maamulka iyo Maaliyadda degmada Baledweyne oo la dilay

0
Kooxo hubeysan ayaa Xalay gudaha magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ku dilay guddoomiye ku xigeenkii maamulka iyo Maaliyadda degmada Baledweyne Cabdisahal Shuuriye Xuseen. Dilka...

Turkiga: Xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya waxay kusoo dhamaanaysaa in Itoobiya ay galaangal u yeelato...

0
Wasiirrada arrimaha dibadda ee Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa ku kulmi doona Ankara toddobaadkan si ay uga wada hadlaan khilaafka ka dhashay heshiiska ay la...

Shir u dhaxeeyay Wasiiradda Maaliyadda heer Fedaraal iyo heer dowlad goboleed oo Muqdisho lagu...

0
Waxaa Shalay galinkii dambe magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay shir u dhaxeeyay Wasiiradda Maaliyadda heer Fedaraal, heer dowlad goboleed iyo gobolka banaadir, kaasoo looga...

Guddoonka sare ee labada Gole oo magacaabay guddi cusub + Ujeedka

0
Guddoomiyaasha labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay guddiga saaxiibtinimada ee baarlamaanadda Soomaaliya iyo Luxembourg. Xubnaha la magacaabay waxa ay kala yihiin:- 1-Xildhibaan Aweys...

Dowladda Soomaliya oo baaq culus u dirtay shacabka ka dib weerarkii Liido

0
𝗚𝘂𝗱𝗱𝗶𝗴𝗮 𝗠𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗚𝘂𝗿𝗺𝗮𝗱 𝗤𝗮𝗿𝗮𝗻 oo maanta ku kulmay x𝗮𝗿𝘂𝗻𝘁𝗮 D𝗵𝗲𝘅𝗲 𝗲𝗲 𝗛𝗮𝘆’𝗮𝗱𝗱𝗮 (𝗦𝗼𝗗𝗠𝗔) ayaa shacabka Soomaaliyeed markale ugu baaqay in ay ka qeybqataan gurmadka...

Masar & Jabuuti oo oo Ciidamo ku yaboohay Hawlgalka cusub AUSSOM

0
Dowladda Masar ayaa ku dhawaaqday in ay  soo biirtay  Hawlgalka  Cusub ciidamada Nabad-ilaalinta Soomaaliya ee AUSSOM, in badan toban kun oo askari ay u...

Ka dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Wadaaga SOMA 08-08-2023

0
Ka Dhageyso Todobaad kasta Maalmaha Khamiista iyo Axada Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA Radio Markabley Baardheere,hirkeena FM 88.8 MHTZ ,cida...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo meel mariyay xeerarka doorashooyinka iyo xisbiyada siyaasadeed ee dalka

0
Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa maanta oo khamiis ah  meel mariyay Xeerarka Doorashooyinka iyo Xisbiyada siyaasadeed ee dalka, kuwaas oo ay sheegeen in lagu hagayo...

XULASHADA