Taabid Cabdi oo war kasoo saaray shirka Golaha Wadatashiga iyo Doorashooyinka

0
Duqii hore ee Muqdisho Thabid Cabdi oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa yiri:- “Shirka madlan ee Madasha Wadatashiga Qaran waxaan rajeynayaa in uu mirodhalo laguna go’aamiyo...

Dil ka dhacay degmada Cabudwaaq iyo faah faahino laga helayo

0
Wararka naga soo gaaraya degmada Cabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi dil loogu geystay laba Qof oo Shacab ahaa. Nin...

Guddiga Nabadda Midowga Afrika oo kulan ka yeelanaya howlgalka cusub ee Midowga Afrika ee...

0
Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika (PSC) ayaa todobaadka cusub ee berri ah isugu imaan doona kalfadhi si ay dib u eegis ugu...

Ciidanka Puntlad oo gacanta kusoo dhigtay nin dil ka gaystay Boosaaso

0
Ciidamada ammaanka ee Puntland, gaar ahaan kuwa Boosaaso ayaa maanta gacanta kusoo dhigay eedaysane Maxamed Abshir Muuse oo Magaalada Boosaaso horay ugu dilay 29-July-2024...

Shirkadda Shidaalka Turkiga oo Soomaaliya usoo diraysa Markab sahminaya goobaha loo asteeyay in shidaalka...

0
Turkish Petroleum oo ah shirkad ay dowladda Turkiga leedahay ayaa lagu wadaa inay Soomaaliya toddobaadyo gudahood u soo dirto markabkeeda seismic ah, si uu...

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay dilka hoggaamiyiihii siayasadda ee Xamaas Ismaaciil Haniya

0
Dowladda Soomaaliya cambaareysay dilka Israa’iil u geysatay hogaamiyihii xafiiska siyaasadda ee Xamaas Ismaaciil Haniya, allaha u naxariistee, dilkaas oo ka dhacay magaalada Tehran ee...

RW Xamse iyo Madaxweynaha Jubbaland oo booqday degaanka Buulo-Xaaji

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo uu wehelinayo Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam iyo Taliyayaasha Ciidanka Xooga iyo Booliska iyo Wasiirada Gaashandhiga,...

Wasiir Fiqi: Ethiopia waxay nagu diraysaa dalalka taageerada nasiiya, iyadoo ka gadaysa in aynaan...

0
Wasiirka arrimaha dibadda ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Ambassador Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay, dowladda Ethiopia inay isku dayayso inay iska horkeento Soomaaliya iyo dalalka...

RW Xamse & Wafdi uu Hogaaminayo oo gaaray Magaalada Kismaayo

0
Wafdi ballaaran oo uu Hogaaminayo Ra’iisal weasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Soomaaliya Xamse Cabdi  Barre ayaa maanta gaaray Magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka Jubada Hoose. MadaxweynahaMaamulka  Jubaland...

Maxay ka wada-hadleen madaxweyne Xasan Sheekh iyo dhiggiisa Turkiga

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay wada-hadal telefoon ah la yeeshay dhiggiisa Jamhuuriyadda Turkiga Mudane Rajab Dayib Erdogan. Labada Madaxweyne ayaa...

XULASHADA