Somaliland oo kasoo horjeesatay Ciidamada Masar ee imaanaya Soomaaliya
Xukuumada Somaliland ayaa si adag uga soo jorjeedsatay imaansha ciidamada Masar ee Soomaaliya, iyada oo sheegtay in ay carqalad ku noqon karaan nabadeeda, nabada...
Shacabka Xuddur oo kasoo horjeestay in ciidamada Ethiopia laga saaro Bakool laguna beddelo ciidamada...
Maamulka degmada Xuddur ee gobolka Bakool oo ay wehliyaan mas’uuliyiinta gobolka iyo qeybaha bulshada ayaa dhigay bannaanbax ballaaran oo ay ku taageerayaan ciidamada Itoobiya...
Itoobiya oo ku eedeysay Soomaaliya inay ka shaqaynayso sidii loo sii kordhin lahaa xiisadda...
Wasiirka arrimaha dibadda ee Itoobiya Taye Atskeselassie, ayaa ku eedeeyay madaxda Soomaaliya inay sii xumeeynayaan xiisadda labada dal ee deriska ah. Isagoo sheegay in...
Shirkadda Favori LLC oo ku eedeysay hay’adda duulista Soomaaliya inay fara galin ku hayso...
Shirkadda Favori oo maamusha adeegyada garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, ayaa walaac ka muujisay in hay'adda duulista Soomaaliya ay fara galin ku hayso xuquuqdeeda gaarka...
DF oo xirtay agaasimayaasha 4 isbitaal iyo culeys ka taagan canshuurta iibka
Dowladda Soomaaliya ayaa lagu soo warramayaa inay xirtay maamullada 4 isbitaal oo waa wayn kuna yaalla magaalada Muqdisho, sababo la xiriira canshuurta iibka ee...
Madaxweyne Biixi oo sheegay in ay jiraan dad raba in ay khalkhal galiyaan doorashooyinka...
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in amaandarada Ceerigaabo looga danleeyahay in la khal khal galiyo doorashooyinka soo socda.
Waxa uu sheegay in amaan...
Itoobiya oo walaac weyn ka muujisay ka guuridda howlgalka nabad ilaalinta Soomaaliya ee ATMIS
Itoobiya ayaa ka dhawaajisay walaac ku saabsan ka bixitaanka ciidamada Midowga Afrika ee ku meel gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) una guuri doona howlgal...
Somaliland oo dowladda Soomaaliya ku eedaysay colaada ka taagan gobolka Sanaag
Xukuumada Somaliland ayaa dowladda Soomaaliya ku eedaysay in ay gacan ku leedahay xiisada ka taagan gobolka Sanaag.
Agaasimaha Guud ee Wasaarada Warfaafinta, Mustafe Cabdi Ciise...
Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in markabka Shidaal baarista ee Turkiga uu dalka imaanayo bisha...
Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday horumarro la taaban karo oo laga gaaray dadaallada ku aaddan ka faa’ideysiga keydka shidaalka qaranka, kaddib heshiis istiraatiji ah...
Xaalada Magaalada Ceerigaabo oo kacsan & Xiisad halkaas ka taagan
Warsaxaafadeed kasoo baxay Maamulka SSC Khaatumo ayaa lagu sheegay ciidamada Somaliland ay dad shacab ah ku laayeen magaalada Ceerigaabo iyo degmada Goof ee Gobolka...


















