Madaxweyne hore Farmaajo oo War ka soo saaray Dhibaatada Wadayaasha Mooto Bajaajta

0
Madaxweynihii   hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa war  qoraal ah oo uu soo saaray ka  hadlay dhibaatada heysata dhalinyarada ku shaqeysata Mooto Bajaaj-ta...

Abdimalik Yusuf Mohamud oo isku soo taagay xilka madaxweynaha GALMUDUG

0
Mudane Abdimalik Yusuf Mohamud oo ah Aqoonyahan, Dowlad-yaqaan iyo Rugcadaa muddo dheer ku soo jiray Bulshada rayidka ah iyo Warbaahinta ayaa ku dhawaaqay in...

Qoor Qoor oo weerar culus ku qaaday musharixiinta u taagan hoggaanka Galmudug

0
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) oo khudbad ka jeediyay munaasabad ka dhacday Dhuusamareeb ayaa weerar culus ku qaaday mucaaradka kasoo horjeedo,...

Itoobiya oo xaqiijisay in ay ka go’an tahay dadaallada diblumaasiyadeed ee lagu xaqiijinayo gelitaankeeda...

0
Wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya ayaa xaqiijisay in ay ka go’an tahay dadaallada diblumaasiyadeed ee lagu xaqiijinayo marin la isku halayn karo oo dhanka badda...

Dowladaha Soomaaliya iyo Masar oo kala saxiixday Heshiis Difaac

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta shir muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha dalka Masar, Mudane Cabdulfataax Al-Siisi. Shirka, oo ka dhacay...

Taabid Cabdi Maxamed oo war kasoo saaray dibad-baxyada ka socda Muqdisho

0
Guudoomiyihii hore ee maamulka gobolka Banaadir, Mudane Taabid Cabdi Maxamed ayaa war kasoo saaray dibad-baxyada ka socda Muqdisho oo ay dhigayaan dhalinyarada Bajaajleyda oo...

Muqdisho: 26,570 qof oo tartan u galay boosas looga baahan yahay 3,000 macalin

0
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in 26,570 barayaal ah ay tartan u galeen  boosas loogu talo galay...

Ilhaan Cumar oo ku guulaysatay isreeb-reebka doorashada Dimuqraadiga ee Minnesota

0
Ilhan Cumar oo ah xildhibaanad laga soo doorto dalka Mareykanka oo ka tirsan xisbiga Dimuquraadiga, kana mid ah xubnaha aqalka sare ee loo yaqaan...

Wada hadaladii dadbanaa ee Soomaaliya iyo Itoobiya uga socday Ankara oo lagu heshiin waayay

0
Waxaa burburay wada hadaladii dadbanaa ee ergooyinka Soomaaliya iyo Itoobiya uga socday magaalada Ankara ee Turkiga. Wadahadalada ayaa lagusoo waramayaa inay ku dhamaadeen iyadoo...

Wararka Ciidamada Ukraine oo gudaha u galay dalka Ruushka

0
Taliyaha ugu sarreeya militariga Ukraine ayaa sheegay in ciidamadiisa ay hadda gacanta ku hayaan dhul gaaraya ilaa 1,000 kilomitir oo isku wareeg oo ka...

XULASHADA