Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed oo ka hadashay shil diyaaradeed oo ka dhacay duleedka Muqdisho

0
Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA) ayaa xaqiijisay shil diyaaradeed oo shalay ka dhacay meel qiyaastii 24 km koonfur-galbeed kaga beegan magaalada Muqdisho. Diyaaradda shilka gashay...

Guddoomiyaha Cusub ee Midowga Africa oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho

0
Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha Cusub ee Ururka Midowga Africa Maxamuud Cali Yuusuf ayaa maanta yimid magaalada Muqdisho waana safarkiisi ugu horeeyay ee tan iyo...

Masar oo beenisay inay diyaar u tahay in ay dib u dejin u sameyso...

0
Waaxda Warfaafinta Dawladda Masar (SIS) ayaa beenisay wararka sheegaya in Masar ay diyaar u tahay “in ay dib u dejin u sameyso nus milyan...

Taliye Ciidan iyo Askar ka tirsan Puntland oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday dagaal...

0
Wararka ka imaanaya magaalada Garoowe ayaa sheegaya in dagaal  u dhexeeyay ciidamada Puntland uu ku dhexmaray kontorool ku yaala Magaaladaasi. Inta la xaqiijiyey laba askari...

Soomaalida ku nool Wajeer oo ka cabanaya cudurka Kelyo fadhiisiga oo aad ugu soo...

0
Saraakiisha caafimaadka ayaa sheegay in Cudurka kelyo fadhiisiga uu aad ugu soo badanayo muddooyinkii u dambeeyay dhulka Soomaalida, iyada oo aad ay u kordhayso...

Ciidanka amaanka ee magaalada Baardheere oo toogasho ku dilay nin doonayay inuu dil ka...

0
Ciidamada amaanka magaalada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa Xalay toogasho ku dilay nin la sheegay inuu ka tirsana kooxda Al-shabaab oo doonayay inuu dil...

Ciidamada dowladda Sudan oo la wareegay guud ahaan Caasimadda Khartoum

0
Wasiirka warfaafinta Sudan ayaa sheegay in ciidamada Qaranka ay la wareegeen guud ahaan gacan ku haynta magaalada Khartoum oo maalmihii lasoo dhaafayay ay dagaalo...

Abiy Axmed: Itoobiya ma rabto in ay dagaal la gasho Ereteriya si ay bad...

0
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa sheegay in dalkiisu aanu rabin in uu dagaal la galo waddanka Ereteriya si uu u gaadho Badda Cas, taasoo muddo...

AUSSOM oo war ka soo saartay weerarka madaafiic ee lagu qaaday Xerada Xalane ee...

0
Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ayaa cambaareeyay weerarradii foosha xumaa ee Al-Shabaab ay ku qaadeen garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle ee...

DFS oo faahfaahin ka bixisay dagaalkii ka dhacay Sabiib ee Sh/Hoose

0
War saxaadadeed ka soo baxay Dowladda Faderaalka Soomaaliya, ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixisay dagaal xooggan oo saakay hore ka dhacay deegaanka Sabiib...

XULASHADA