Itoobiya oo wada dhaqdhaaqyo ay Ciidamadeeda ugala baxayso Soomaaliya
Dowladda Itoobiya ayaa billowday dhaqdhaqaaqyo ay ciidamadeeda ugala baxayso Soomaaliya, tallaabadaas oo qeyb ka ah xiisadda sii xoogeysatay ee ka dhalatay heshiiskii marin biyoodka...
Qarax Ismiidaamin ah oo Maanta ka dhacay magaalada Muqdisho
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya qarax Ismiidaamin ah oo goordhaw ka dhacay bar koontarool oo ku taala inta u dhaxeysa xaafadaha Macaani iyo...
Xisbiga haya talada Itoobiya oo jawaab ka bixiyay hadal uu sii daayay madaxweynaha Soomaaliya
Madaxweyne Ku xigeenka Xisbiga Barwaaqo ee haya talada dalka Itoobiya Aadan Faarax Ibraahim oo qoraal dheer soo dhigay bartiisa Facebook ayaa ka falceliyay hadal...
Wasiirka Maaliyadda XFS oo war cusub kasoo saaray arrimaha canshuuraha
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Biixi Iiman Cige ayaa sheegay in canshuur bixintu ay kaalin ka qaadato iskaashiga ganacsatada iyo dowladda si loo gaaro horumar guud.”
Wasiirka...
Saddex ganacsato Soomaali ah oo lagu dilay weerar ka dhacay magaalada Cape Town ee...
Bulshada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Koonfur Afrika ayaa ku jirta murugo kaddib markii saddex ganacsade Soomaali ah lagu dilay jimcihii weerar ka dhacay...
Xildhibaanada kasoo jeeda Puntland oo ku eedeeyay dowladda Federaalka inay cunaqabayn ah ku hayso...
Qaar kamid ah Xubnaha labada aqal ee baarlamaanka ee kasoo jeeda Puntland, ayaa walaac xooggan ka muujiyay in dowladda Federaalka ay is-hortaag ku hayso...
Madaxweynaha Puntland oo arrimo xasaasi ah kala hadlay Mareykanka
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir la yeeshay Safiirka Dowladda Maraykanka ee Soomaaliya Ambs. Richard H. Riley iyo masuuliyiin ka tirsan safaarada.
Puntland...
Carruur Walaalo ah oo ku geeriyooday dab ka kacay Gurigooda ee Magaalada Baardheere
Seddex Caruur walaalo ah oo da,doodu ay ka yar tahay 8 sanno jir ayaa ku geeriyootey Dab ka kacay guri ay deganaayeen ee ku...
Kooxda Xamaas oo diiday natiijada kasoo baxday wada-hadalladii Magaalada Doxa
Kooxda Xamaas, ayaa warsaxaafadeed rasmi ah oo ay soo saartay ku diidday natiijadii ka soo baxday wada-hadalladii labada maalin ka socda Dooxa ee lasoo...
Puntland oo beenisay in dowladda Federalka ay ka heshay lacag dhan 6 milyn ah...
Wasiirka warfaafinta Puntland, Maxamuud Ceydiid Dirir ayaa beeniyay hadal ka soo yeeray wasiir ku xigeenka wasaaradda maaliyadda xukuumadda Soomaaliya, Xildhibaan Cabdiqafaar Xasan Xaange, kaas...


















