Maxkamadda sare ee dalka oo dil toogasho ah ku xukuntay Sayid Cali Macalin Daa’uud

0
Maxkamadda sare ee dalka ayaa maanta oo Arbaco ah go'aan rasmi ah ka gaartay kiiska dacwada dilka loo haystay Sayid Cali Macalin Daa'uud oo...

Koomiishanka Xuquuqal Insaanka Somaliland oo ku baaqay in Xildhibaan Maxamed Abiib uu cadaalad helo

0
Koomiishanka Xuquuqal Insaanka Somaliland oo booqasho ugu tagay Xildhibaan Maxamed Abiib, ayaa ku baaqay in sida ugu dhakhsaha badan uu xildhibaanku u helo cadaalada...

Soomaaliya oo IGAD ka codsatay inay kaalin ka qaadato xalka arrimaha ay isku hayaan...

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi, ayaa maanta Muqdisho kusoo dhoweeyay xoghayaha guud ee urur goboleedka IGAD, Workneh Gebeyehu, oo horey u ahaa...

Itoobiya oo saldhig cusub ka dhisaneysa Koonfur Galbeed

0
Wararka naga soo gaarayo gobolka Baay ayaa sheegaya in maanta duleedka magaalada Baydhabo laga dhagax dhigay dhismaha saldhig cusub oo ay dagi doonaan ciidamada...

Itoobiya: Dowladda Soomaaliya ma awooddo inay si hufan uga shaqeyso meel ka baxsan gobolka...

0
Ku-xigeenka Wakiilka Joogtada ah ee Itoobiya u fadhiya Midowga Afrika, Nebiyu Tedla, ayaa ka  hadlay hadal dhawaan ka soo yeeray Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliya,...

Wasiirka Warfaafinta Puntland: Boosaaso ma noqon karto meel ay labo dowladood ka taliyaan

0
Wasiirka Warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir, ayaa sheegay in aysan magaalada Boosaaso ka jiri karin labo dowladdood oo isbarbar socda. Hadalkan ayaa ka dambeeyay kadib...

Ka dhageyso Radio Markabley Todobaadka kasta Barnaamijka wax soo saarka Beeraha

0
Barnaamjika maanta ayaan waxaan ku eegi doona Sida hagaagsan ee loo maareeyo Goosashada Dalaga iyo sida loo habeeyo marka Dalaga la goosto. Waa subaxnimo Axad...

Dowladda Cumaan oo xiriirka Diblumaasiyadeed u jartay Israa’iil

0
Wakaaladda wararka Ruushka ee Sputnik ayaa ku warrantay in aysan Cumaan wax xiriir diblomaasiyadeed ah la sameyn doonin Israa’iil oo gabood falo ka dhan...

Itoobiya oo looga digay inay qaado tallaabo khalkhal gelinaysa xasilloonida Somalia

0
Ururka Jaamacadda Carabta ayaa fariin luuqad adag lagu qoray u diray dowladda Itoobiya kadib markii ay kusoo xad-gudubtay madax-banaanida Soomaaliya, iyadoo isku dayaysa inay...

Raysal wasaare Xamse: Ciidamada Shisheeye way baxayaan dhawaan, dowladda Soomaaliya ayaa masuul ka ah...

0
Raysal Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa sheegay Soomaaliya in ay diyaar u tahay bixitaanka ciidamada ATMIS. Wuxuu sheegay in dowladdu sameysay qorshe si...

XULASHADA