Qarax xoogan oo goordhow ka dhacay magaalada Muqdisho

0
Gaari walxaha qarxaha laga soo buuxiyey ayaa ku qarxay agagaarka maqaayad laga cuno Muufada oo kutaala dhabarka danbe ee guriga hooyooyinka. Maqaayada la hordhigay gaariga...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Itoobiya ku eedeeyay ku xadgudubka madaxbannaanida Soomaaliya

0
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Hamza Abdi Barre, ayaa dalka Itoobiya ku eedeeyay inay "si cad ugu xadgudubtay" madaxbannaanida dhuleed ee Soomaaliya kadib markii heshiis is-faham...

Mogadishu Universities Ink Deal with Somali Disaster Management Agency for Enhanced Disaster Research

0
In a bid to bolster disaster management capabilities, the Somali Disaster Management Agency (SoDMA) signed a Memorandum of Understanding (MoU) with prominent universities in...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan muhiim ah la yeeshay Madaxweyne Biden

0
Ra’iisul Wsaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Ra’iisul Wasaare Hamza Abdi Barre, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha dalka Mareykanka, Mudane Joe Biden,...

Madaxweynaha Masar: Soomaaliya waa xubin muhiim ah oo Ka tirsan Jaamacadda Carabta, cidna uma...

0
Madaxweynaha Masar Cabdulfatah Siisii ayaa mar kale xaqiijiyay in Soomaaliya ay tahay xubin muhiim ah oo ka tirsan Ururka Jaamacadda Carabta. Madaxweyne Siisii ayaa carrabka...

Wasiir Fiqi: Ma jirto rajo laga qabo inaan wada xaajood toos ah isugu imaano...

0
Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in aysan muuqan rajo laga qabo in Soomaaliya iyo Itoobiya ay isugu yimaadaan wada hadal fool ka fool oo ku...

Itoobiya oo ka fiirsanaysa in ay Dekeda Berbera kala soo dagto shidaalka ay dibada...

0
Dowlada Itoobiya, ayaa ka fiirsanaysa in ay shidaalka kala soo dagto dekeda magaalada Berbera ee Somaliland, sida lagu baahiyay qaybo badan oo kamid ah...

Golaha Wasiiradda Soomaaliya oo ansixiyay magacaabista Taliyaha cusub ee Ciidanka Booliiska Soomaaliya

0
Golaha Wasiiradda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa kulankooda Khamiislaha ah maanta ku ansixiyay magacaabista Taliyaha cusub ee ciidanka Booliiska Soomaaliya oo loo magacaabay Asad Cismaan...

Ciidanka ATMIS oo dayactir ku billaabay Garoonka Diyaaradaha Baardheere

0
Guutada 46-aad ee Madaafiicda kana tirsan Ciidamada ENDF, ATMIS ayaa dayactir ku sameynaya garoonka diyaaradaha ee magaalada Baardheere ee gobolka Gedo ee dowlad Goboleedka...

Itoobiya oo la shirtay odayaasha dhaqanka Gobolada Gedo, Baay iyo Bakool

0
Wararka naga soo gaaraya Koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in saraakiisha Itoobiya ay dhaq-dhaqaaqyo horleh ka bilaabeen halkaas, iyaga oo kulamo la qaadanayo odayaasha dhaqanka. Ilo...

XULASHADA