Soomaaliya oo been abuur ku tilmaamtay in Masar ay dhawaan ciidamo keenayso dalka
Dowladda Soomaaliya ayaa hoos u dhigtay ahmiyadda uu leeyahay heshiiska cusub ee dhanka amniga ee ay la saxiixdeen Masar, iyadoo ku tilmaamtay mid la...
Wasiir Alcadaala: Ciidankii loo tababaray inay Shabaabka kula dagaalamaan Galgala waxaa diidan madaxweyne Deni
Wasiir ku xigeenka Warfaafinta xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdiraxmaan Yuusuf Alcadaala ayaa ku eedeeyay maamulka Puntland inay diidan yihiin in Soomaaliya ay yeelato ciidanka qaran...
Qaramada Midoobay: 3.6 Milyan oo Soomaali ah ayaa wajahaya gaajo aad u daran
Ugu yaraan 3.6 milyan oo qof oo Soomaaliya ku nool ayaa wajahaya gaajo daran, iyadoo la saadaalinayo in xaaladdu ay ka sii dari doonto...
Golaha Wasiirada XFS oo Meel mariyay Miisaaniyadda Dowladda oo dhan $1,342,476,311
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo xalay yeeshay kulan deg-deg ah oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre,...
RW Xamse oo soo bandhigay guulaha laga gaaray shirka golaha wadatashiga qaran
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa ka hadlay halka uu marayo shirka wada tashiga Qaran oo maalmahan ka socday Muqdisho.
Ra’iisul...
Dowladda Soomaaliya oo ugu dambayn bishaan October u qabatay in Itoobiya ay ka baxdo...
Dowladda Soomaaliya ayaa ugu dambayn bishaan October u qabatay Dowladda inay Itoobiya uga baxdo heshiiska muranka badan dhaliyay ee ay la gashay Somaliland.
la taliyaha...
xuska sannad guuradii weerarkii Xamaas ee Israel dhibanayaasha oo isugu baxay meel fagaare ah
Ehelada iyo saaxiibada boqolaal qof oo lagu dilay goobta caweyska muusikada ahayd ee Nova Music Festival ee Re’im, Israel, 7-dii Oktoobar sanadkii hore, ayaa...
Fashil xoogan oo hareeyay shirkii golaha wadatashiga qaranka iyo Sababta
Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa maalmihii u dambeeyay ka socday shirka golaha wadatashiga qaranka oo qaatay muddo lix cisho ah, kaas oo u...
Madaxweynaha Jubbaland oo isaga baxay Shirka Wadatashiga Qaranka, dibna ugu laabtay magaalada Kismaayo
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa Saakay dib ugu laabtay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose, kaddib markii lagu guuldareystay dadaaladii...
Madaxweyne Xasan Sheikh oo lagu eedeeyay inuu ku qasbayo dowlad goboleedyada muddo kordhin
Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, madaxweynihii hore Shariif Sheikh Axmed, iyo xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishkuur ayaa si wadajir ah u soo saaray...


















