Ciidamada Dowladda iyo kuwa degaanka oo la wareegay Ceelbaraf

0
Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo kaashaanaya dadka degaanka ee hubka qaatay ayaa Maanta la wareegay degmada Ceelbaraf ee Gobolka Shabeelllaha Dhexe, halkaas oo ay muddooyinkii...

Dowladda Soomaaliya oo faahfaahisay sida loo qabtay degaanka Ceeldheere

0
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay dishay ku dhawaad 100 oo ruux oo ka tirsan ururka Al-Shabaab ka dib howlgal qorsheysan oo ciidanka dowladda...

Garoon diyaaradeed oo laga dhagax dhigay Cadale

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha garoonka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeeray difaacyada ciidamada ee Sh/Dhexe

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa kormeerey difaacyada ciidamada gobolka Shabeellaha Dhexe iyo diyaargarowga ay ku jiraan ciidamada xoogga dalka ee...

Maxaa looga hadlaaya Shirka Il ma qabatada adkeysiga u leh dawooyinka ee ka socda...

0
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Ali Haji Adam oo kulama duceedyo la qaatey Qaar ka mid ah Wasiirada dhigiisa ah ee kasoo...

Dowladda Soomaaliya oo faahfaahisay sida loo qabtay degaanka Ceeldheere

0
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay dishay ku dhawaad 100 oo ruux oo ka tirsan ururka Al-Shabaab ka dib howlgal qorsheysan oo ciidanka dowladda...

Baarlamaanka Puntland oo ansixiyay Miisaaniyadda sannadka 2023

0
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo uu wehliyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa maanta shir-guddoomiyey fadhiga 14-aad...

Press Statement: 16 Days of Activism – UN in Somalia calls for greater protection...

0
Mogadishu, 25 November 2022 – At the start of the global 16 Days of Activism against Gender-Based Violence, the United Nations in Somalia calls...

KA :DHAGEYSO Radio Markabley-Baardheere Fariimaha Wacyi gelinta ee ka hor tegida Cudurka Shuban biyoodka.

0
Dhageystayaasha ku xiran Radio Markabley FM-Baardheere waxaan halkaan idinkugu soo gudbinaynaa Fariimo Wacyi gelin ah oo ku saabsan sida looga hor tagi karo Cudurka...

Wararkii ugu dambeeyay weerarkii lagu qaaday degaanka Qaayib

0
Dagaal culus oo leysku adeegsaday hubka noocyadiiaa kala duwan ayaa saaka ka dhacay degaanka Qaayib oo qiyaastii 105km dhinaca bari uga beegan Magaalada Cadaado...

XULASHADA