Turkiga oo baaraya ciddii ka dambeysay weerar askar looga dilay

0
Ciidamada ammaanka Turkiga ayaa sii wada baadi-goobka dagaalyahanno Islaami ah oo looga shakisan yahay inay ku lug lahaayeen iska horimaad dhimasho sababay oo Isniintii...

MW Xasan Sheekh oo la filayo inuu tago Sacuudiga iyo Villa Somalia oo hoos...

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dhiggiisa Boqortooyada Sacuudi Careebiya ayaa khadka telefoonka ku yeeshay wadahadal rasmi ah...

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa u mahadcelisay dalalka iyo hay’adaha caalamiga ah ee taageeray difaaca...

0
Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa sheegay in dalal kale oo badan ay dhowaan ku dhawaaqi doonaan ictiraafka Somaliland, kaddib tallaabadii ay Israa’iil...

Soomaaliya oo dalal iyo hay’ado caalami ah ku bogaadisay ka hortagga aqoonsiga Israa’iil ee...

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa u mahadcelisay dalalka iyo hay’adaha caalamiga ah ee taageeray difaaca madaxbannaanida, midnimada iyo dhuleedkeeda, kaddib markii Israa’iil ay sheegtay in...

Ra’iisul Wasaaraha Malaysia oo cambaareeyay aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland

0
Ra’iisul Wasaaraha Malaysia Anwar Ibrahim ayaa si adag u cambaareeyay go’aanka Israa’iil ee ku saabsan aqoonsiga gobolka Somaliland, isagoo tallaabadaas ku xiray waxa uu...

Boosaaso: Shaqaalaha Muruq-maalka Dekedda oo Shaqada Laga Joojiyay, Dekedduna Xiran

0
Waxaa saaka gabi ahaanba istaagtay shaqadii dekedda magaalada Boosaaso, kaddib markii shaqada laga joojiyay shaqaalaha muruq-maalka (xoog-xaraashka) ee ka howlgala dekedda, taas oo ay...

Itoobiya raadin way ka gudubtay, waxay u gudubtay hirgelinta qorshaha marin badeedka: Wasiirka Arrimaha...

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Itoobiya, Gedion Timotheos, ayaa sheegay in Itoobiya ay ka gudubtay raadinta helitaanka marin badeed, islamarkaana hadda ay diiradda saarayso sidii...

Xisbiga uuu hoggaamiyo Shariif Xasan oo lagala noqday Codadkii uu ka helay Degmada Waaberi.

0
Waxaa dibadda u soo baxay Khaladaadkii ugu horeeyay ee Doorashadii Golaha degaanka Gobolka Banaadir oo Muqdisho ka dhacday 26-kii bishan Disembar. Guddiga Doorashooyinka Qaran ayaa...

RW Xamsa oo la kulmay Danjiraha Shiinaha ee Jooga Soomaaliya.

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha u qaabilsan Soomaaliya, Mudane Wang Yu, iyaga oo...

AUSSOM oo war ka soo saartay doorashada Golaha deegaanka ee ka dhacday Muqdisho.

0
Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ayaa bogaadiyay nabadgalyada ay ku dhacday doorashada golayaasha deegaanka ee Gobolka Banaadir ee qabsoontay magaalada...

XULASHADA