Ka dhageyso Radio Markabley Todobaadka kasta Barnaamijka wax soo saarka Beeraha

0
Barnaamjika maanta ayaan waxaan ku eegi doona Xoojinta goosashada Dalagyada kale duwan,Ciida iyo Maareynta Biyaha iyo wadaaga aqoonta iyo Xoojinta   Goosashada Dalaga iyo sida...

Dad badan lagu dilay duqaymo Israa’iil ay ka geysatay Gaza

0
Hay’adda difaaca shacabka ee Gaza ee ay maamusho Xamaas ayaa sida ay soo xigatay wakaaladda wararka ee AFP waxay sheegtay in 30 ruux lagu...

R/W Xamza oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay xuska maalinta Calanka

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa hambalyo ku aadden xuska Maalinta Calanka oo ku beegay 12-ka October u diray...

Taiwan oo Malaayiin dollar ku Bixinaysa Horumarka Diqmuquraadiyada iyo Caafimaadka Somaliland

0
Taiwan ayaa ku dhawaaqday in ay 22 milyan oo dollar ku maalgalinayso dib u dhis lagu samaynayo Isbitaalka Guud ee Hargaysa, sidookale 2 milyan...

Aqalka sare oo isku khilaafay in xubinimada laga qaado raysal wasaare ku xigeenka dalka...

0
Guddoomiyaha aqalka sare ee Soomaaliya Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Golaha aqalka sare usoo gudbiyay qoraal ku saabsan inuu xubinimadii aqalka sare lumiyay raysal...

Kenya Airways oo joojisay duulimyaadii ay ku tagi jiray magaalada Muqdisho

0
Kenya Airways ayaa joojisay  duulimaadyada rakaabka ee Muqdisho laga bilaabo 14-ka Oktoobar 2024, sababo la xiriira caqabado hawleed. Warkaan waxaa shaaciyay Maareeyaha Guud ee Kenya...

Ka dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Wadaaga SOMA 10-10-2024

0
Ka Dhageyso Todobaad kasta Maalmaha Khamiista iyo Axada Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA Radio Markabley Baardheere,hirkeena FM 88.8 MHTZ ,cida...

Axmed Madoobe oo la sheegay in uu qabsanayo doorasho deg deg ah

0
Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo dhowaan isaga baxay shirka golaha wadatashiga qaran ee ka socda Muqdisho ayaa haatan qorshe culus ka...

Puntland oo martigelineyo shir ka dhan ah dowladda federaalka Soomaaliya

0
Maamul goboleedka Puntland ayaa dhawaan martigelinaya shir ka dhan ah dowladda federaalka, kaas oo looga hadlayo arrimo ku aadan xaaladda dalka. Wararka ayaa sheegaya in...

XULASHADA