Madaxweynaha Israa’iil Oo Sheegay Inuu Davos Kula Kulmay Hoggaamiyaha Somaliland

0
Madaxweynaha Israa’iil, Isaac Herzog, ayaa sheegay in uu kulan kula yeeshay Shirka Dhaqaalaha Adduunka ee Davos hoggaamiyaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro), halkaas oo...

UNTMIS oo soo Dhaweysay Shirka Wadatashiga Qaran ee Xukuumadda ugu baaqday Golaha Mustaqbalka

0
Hawlgalka Ku-meel-gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS) ayaa si rasmi ah u soo dhaweysay ku dhawaaqista Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan...

Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Heshiis Is-afgarad oo Xoojinaya Amniga Badda iyo Kalsoonida Dekedaha Soomaaliya

0
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay heshiis is-afgarad (MoU) oo u dhexeeya Maamullada Dekadaha (Port State Control – PSC) ee gobolka Badweynta Hindiya,...

Al-Shabaab oo weerar qaraxyo ku billowday ku qaaday saldhigga Jubbaland ee Buurgaabo

0
ubno ka tirsan ururka Al-Shabaab ayaa saakay weerar culus oo ku billowday qaraxyo ku qaaday saldhig ay ciidamada Jubbaland ku leeyihiin magaalada Buurgaabo ee...

Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Golaha Wakiillada Galmudug oo booqasho ku tagay xarunta Golaha Wakiillada...

0
Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Galmudug, Marwo Faadumo Cabdi Cali Faandhe, ayaa maanta booqasho ku tagtay xarunta Golaha Wakiillada ee Dowlad...

Duqa Muqdisho oo Shir-weynaha 5-aad ee looga hadlaayo Federaalka Soomaaliya.

0
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta ka qaybgalay Shir-weynaha 5-aad ee Xarunta Daraasaadka Al-Maqaasid, kaas oo...

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee BFS oo ansixiyay heshiiska lagu dhisay IGAD

0
Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 7-aad kulankiisa 30-aad, waxaana shir guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka...

Halkee ayuu ku sugan yahay Madaxweynaha Somaliland?.

0
Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cirro oo aan la ogeyn halka uu ku sugan yahay ayaa baahiyay labadan Sawiradan iyo qoraalkan. “Shacabkayga Jamhuuriyadda Somaliland meel kasta oo...

Ciidamada Badda Turkiga oo sii Joogaya Gacanka Cadmeed Iyo Xeebaha Soomaaliya

0
Warbaahinta Daily Sabah ayaa sheegtay in Baarlamaanka Jamhuuriyadda Turkiga uu Talaadadii si rasmi ah u ansixiyay qaraar madaxweyne oo lagu kordhinayo muddada hawlgalka ciidamada...

Xildhibaanada ka soo jeeda Awdal ee Somaliland oo digay in Ciro uu colaad ka...

0
Xildhibaannada deegaan doorashadoodu tahay Gobolka Awdal ee xubnaha ka ah Golaha Wakiillada Somaliland ayaa Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro uga digay in uu...

XULASHADA