Mareykanka oo war ka soo saaray duqeyn ay ka fuliyeen Deegaanada Puntland

0
Taliska Ciidamada Mareykanka ee Africom ayaa war ka asoo saaray duqeyn uu ka fuliyey Puntland, taasi oo siyaabo kala duwan ay uga hadleen Dowladda...

Maxay kawada hadleen Madaxweyne Xasan Sheekh iyo dhigiisa Jabuuti

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, iyagoo ka wada...

Somaliland: 21 Qof oo ku Sumoobay Hilib Geel ay Cuneen

0
 21 qof oo isku qoys ah ayaa ku sumoobay hilib qaalin geel ah oo ay qasheen maalintii Sabtidii, deegaanka Ximan ee gobolka Saaxil ee...

Puntland oo ganafka ku dhufatay ka qeyb galka Shirka wadatashiga ee uu ku baaqay...

0
Wasiirka warfaafinta ee Dowlad Goboleedka Puntland Maxamuud Ceydiid Dirir ayaa sheegay in aysan Puntland waqtiga aysan u haynin ka qeyb galka Shirka wadatashiga ee...

Madaxweynaha Soomaaliya oo magacaabay Taliyaha Cusub ee Ciidanka Badda Soomaaliya

0
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magacaabay Taliyaha cusub ee Ciidanka Badda Soomaaliya kadib markii uu tixraacay soo jeedinta Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya...

Soomaaliya iyo Jabuuti oo isku raacay inay sii xoojiyaan xiriirka ka dhexeeya labada dal

0
Wasiirka wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Macalim Fiqi ayaa hambalyo waxa uu u diray dhigiisa Dalka Jabuuti Cabduqaadir Xuseen Cumar oo shalay loo magacaabay...

Faahfaahino kasoo baxaya dagaal culus oo ka socda Galbeedka gobolka Mudug

0
Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya inuu haatan dagaal beeleed xoogan uu ka socdo inta u dhaxeysa deegaanada Jiicboor iyo Saax qurun oo...

Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo gobolka Bari lagula beegsaday kooxda Daacish

0
Dowladda Fedaraalka Soomaaliya oo kaashanaysa Taliska ciidamada Mareykanka AFRICOM ayaa si wadajir ah u fuliyay howlgal duqeyn ah oo gobolka Bari lagula beegsaday kooxda...

Soomaaliya oo Itoobiya door weyn ka siinaysa howlgalka AUSSOM, halka doorka Masar hoos loo...

0
 Itoobiya ayaa lagu wadaa inay door muhiim ah ka ciyaarto howlgalka cusub ee Taageerada iyo Xasillinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), sida lagu sheegay...

Diyaarad Qaramada Midoobay leedahay oo goordhaw Shil ku gashay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde

0
Waxaa goordhaw garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho shil ku gashay diyaarad la sheegay iney leedahay Qaramada Midoobay, xili ay dooneysay iney caga...

XULASHADA