Puntland oo Goob fagaaro ah ku burburisay waxyaabaha maanka dooriya

0
Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Nugaal, Guddoomiyaha Gobolka Nugaal iyo Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Puntland  ayaa goobjoog ka ahaa goob fagaaro ah oo lagu burburiyay...

Shirka Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika oo Muqdisho ka furmay

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Abshir Axmed Haruse, ayaa si rasmi ah magaalada Muqdisho, uga furay Shirka Hannaanka Xaqiijinta Shuruudaha looga baahanyahay Soomaaliya...

Barakacayaal ku dhibaateysan Xerada Camp Daanyeerey ee Baardheere oo Codsadey in la gargaaro

0
Dhibaatooyin xaga nolosha ah ayey wajahayaan Boqolaal Qoys oo degan Xerada Barakaca ee Camp Daanyeeray ee ku taala Duleedka Koonfureed ee degmada Baardheere,Qoysaskan oo...

Duqeymo culus oo markale ka dhacay duleedka Magaalada Camaara

0
Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in xalay markale duqeymo diyaaradeed oo xoogan ay ka dhaceen duleedka magaalada Camaara ee gobolkaasi. Duqeynta ayaa lagu...

Madaxweynaha Turkiga oo si kulul uga hadlay gubitaanka Nuqul kamid ah Kitaabka Qur’aanka

0
Madaxweynaha dalka Turkiga, Rajab Dayib Erdoğan ayaa cambaareeyay nuqul kamid ah Kitaabka Qur’aanka Kariimka ee lagu gubay dalka Sweden, xilli  Kulan ay xubnaha Golaha...

DEG DEG:- Madaafiic kusoo dhacay Agagaarka Madaxtooyada

0
Waxaa goordhow qeybo kamid ah Magaalada Muqdisho laga maqlay jugta tiro madaafiic ah oo kusoo dhacay agagaarka Madaxtooyada Soomaaliya oo ay degan yihiin Madaxda...

Magaalada Muqdisho oo laga daahfurey Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed

0
Magaalada Muqdisho waxaa maanta si rasmi ah uga furmayo Shir weynaha Culimada Soomaaliyeed oo uu horey ugu baaqay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Shirka ayaa...

Dagaal sababay khasaare oo ka dhacay Duleedka Magaalada Kismaayo

0
Wararka ka imaanaya Jubbada Hoose ayaa sheegaya in dagaal u dhexeeyay ciidamada Jubbaland iyo Al-Shabaab uu maanta ka dhacay duleedka magaalada Kismaayo ee xarunta...

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay falkii lagu gubay Kitaabka Qur’aanka Kariimka

0
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, ayaa si kulul u cambaareysay falkii ay mas’uuliyiinta Sweden u ogolaadeen nin xag jir ah inuu...

0
Kooxaha burcadda Koonfur Afrikanka ah ayaa sanadkaan cusub ee 2023 waxaa ay kordhiyeen weerarada beegsiga ah oo ay ku hayaan Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ganacsi...

XULASHADA