War-murtiyeed laga soo saaray shirkii ka socday magaalada Dhuusamareeb
War-murtiyeed ka kooban dhowr qodob ayaa laga soo saaray shirka Madasha Bani’aadannimo ee Soomaaliya ee lagu soo gaba-gabeeyay magaalada Dhuusamareeb ee xurunta Dowlad Goboleedka...
Wasiir Fiqi: Dhaqdhaqaaqyada ciidan ee Itoobiya ay ka waddo Jubbaland waxa ay carqaladaynayaan wada-xaajoodyadii...
Wasaaradda arrimaha dibadda ee Soomaaliya ayaa walaac weyn ka muujisay in dowladda Itoobiya ay hub sharci darro ah soo gelisay Soomaaliya, gaar ahaan degaanada...
Shirka Bani’aadanimada Soomaaliya oo ka furmay Dhuusamareeb
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa shirka Madasha Bani’aadannimada Soomaaliya (CHF) oo ka furmay magaalada Dhuusamareeb ku soo dhaweeyay madaxda, martida...
Taliyaha ciidamada dhulka ee XDS oo gaaray deegaanka Raaskambooni
Taliyaha ciidamada dhulka ee Xoogga dalka Soomaaliyeed, Khaalid CabdullaHI Cumar iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saacadihii lasoo dhaafay deegaanka Raaskambooni oo hadda ah furinta...
Jubaland oo beenisay in Itoobiya ay hub ka dejisay magaalada Kismaayo
Wasiirka wasaarada amniga Jubaland Jeneraal Yuusuf Xuseen Cismaan Dhuumaal ayaa sheegay in been abuur ay tahay eeda katimid dhinaca Dowladda Federaalka ee ah in...
Ka Dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Beeraha iyo Badqabka Cunnooyinka
Barnaamijkeena maanta ayaa ujeedadiisu ay tahay Kordhinta Aqoonta iyo kor u qaadida Dhaqamada wanaagsan ee Nafaqada iyo Bad baadada Cuntada ee Dhageystayaasheena,mowduucana waa Nadaafada...
Madaxweynaha maamulka PUNTLAND oo maanta sameeyay magacaabis
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 25 ee 08-da December, 2024, kuna saabsan magacaabid Taliyaha Qaybta Booliiska Gobolka...
Jubbaland oo beenisay in ciidankeedii ku sugnaa Beledxaawo ay isku dhiibeen DF
Wasiirka Wasaradda amniga gudaha Jubbaland sareeye Gaas YuUsuf Xuseen Cismaan Dhumaal ayaa beeniyay warar saacadihii lasoo dhaafay lagu baahinayay baraha bulshada kaas oo ahaa...
Xildhibaan Xasan Yare oo Muddo laba bilood laga Mamnuucay Kulamada Golaha Shacabka
Xildhibaan Xasan Cabdi Ismaaciil Xasan Yare oo kamid ah mudanayaasha Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa la dul dhigay ganaax adag oo gunno ka jaris ah...
Bashaar Al-Asad oo isaga baxay dalka Suuriya iyo Mucaaradka oo la wareegay Dimishiq
Kooxaha Mucaaradka ee dagaalka kula jiray dowladda Suuriya ayaa aroornimadii hore ee saakay shaaciyay iney la wareegeen gacan ku heynta magaalada Dimishiq ee Caasimada...


















