KA DHAGEYSO FARIINTAN RADIO MARKABLEY MAALIN KASTA OO JIMCO
Fadlan ha bixin Baad ay Khawaarijta u adeegsan doonto Qarax ay ku dhibaateeyaan Shacabka, ayna ku burburiyaan hantidooda.
HALKAN KA DHAGEYSO FARIINTAN WACYI GELINTA AH
Jubland oo shaaca ka qaaday in ay qabatay Taliyihii Ciidanka DFS ee Raskambooni
Ciidamada Maamulka Jubbaland ayaa la sheegay inay gacanta kusoo dhigeen Taliyihii hoggaaminayay ciidamada ee la geeyay Raaskambooni ee gobolka Jubbada Hoose.
War Qoraal ah oo...
IGAD oo soo dhaweysay heshiiskii Ankara ee u dhaxeeyay Itoobiya iyo Soomaaliya
Urur goboleedka IGAD ayaa soo dhaweeyay heshiiskii nabadeed ee lagu gaaray magaalada Ankara ee dalka Turkiga ee u dhaxeeya Itoobiya iyo Soomaaliya.
Xoghayaha fulinta IGAD,...
Dowladda Federaalka: Al-Shabaab ayaa gacan weyn ku lahaa weerarka Raaskambooni
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku eedeysay maamulka Jubbaland inuu xiriir la leeyahay kooxda Alshabaab, kaddib jabkii ciidamada dowladda kasoo gaaray weerarkii ka dhacay deegaanka...
Mustaf Dhuxulow oo loo magacaabay Agaasimaha guud ee Hay’adda Socdalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya
Shirkii Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa lagu magacaabay Agaasimaha Guud ee Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Xildhibaan Mustaf Cali Dhuxulow oo kamid...
Batuulo Gaballe oo Dowladda ku eedeysay inay xaraasheeyso Guriga Hooyooyinka Qaranka
Gudoomiyaha Ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed Batuulo Axmed Gaballe ayaa sheegtay inay geeri ay ka xigaan in Guriga Hooyooyinka lagu wareejiyo Wasaaradda Arrimaha Qoyska iyo...
Madaxweynaha Soomaaliya oo Turkiga u gaaray kaqeyb galka wada hadalada Dowladiisa iyo Itoobiya
Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud iyo Wafdi uu hoggaaminaayo ayaa xalay ka degay Magaalada Ankara ee Dalka Turkiga, kadib casuumad rasmi ah oo uu...
Dowladda Fedaraalka oo ka hadashay dagaalkii saakay ka dhacay nawaaxiga Raas kambooni
Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda fedaraalka Soomaaliya ayaa lagu faahfaahiyay dagaal saakay ka dhacay aagga Raas kambooni ee gobolka Jubbada Hoose.
Qoraalka kasoo baxay...
Diyaaradaha qumaatiga u kaca iyo ciidamo oo ka degay degmada Beledxaawo
Wararka naga soo gaaraya Degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in maanta diyaaradaha qumaatiga u kaca iyo ciidamo ay ka dageen degmada Beledxaawo...
Guddoomiyaha G/ Banaadir oo xilkii laga qaaday iyo mid kale oo cusub la magacaabay
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Caasimadda Muqdisho u magacaabay Mudane Maxamed Axmed Amiir oo ah...


















