Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay falkii lagu gubay Kitaabka Qur’aanka Kariimka

0
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, ayaa si kulul u cambaareysay falkii ay mas’uuliyiinta Sweden u ogolaadeen nin xag jir ah inuu...

0
Kooxaha burcadda Koonfur Afrikanka ah ayaa sanadkaan cusub ee 2023 waxaa ay kordhiyeen weerarada beegsiga ah oo ay ku hayaan Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ganacsi...

Howlgalka Midowga Afrika oo dowladda Soomaaliya ku wareejiyay xero Maslax

0
 Howlgalka Midowga ee ATMIS ayaa si rasmi ah ugu wareejiyay Dowladda Federaalka Soomaaliya xerada Maslax ee degmada Huriwaa, halkaas oo ay haysteen tan iyo...

Ciidamada Haramcad oo la wareegay howlgalka ka socda Xarunta Gobolka Banaadir

0
Taliyaha Qeybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir G/le Sare Mahdi Cumar Mumin (Macalin Mahdi) oo HOgaaminaya ciidanka sida gaarka ah u tobabaran ee Haramcad...

Ka; dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Todobaadlaha ee Habka Wanaagsan ee Wax Beerashada

0
Barnaamijka 24aad ee oo Maanta Axad ah waxaan ku eegi doonaa, Habka wanaagsan ee Wax beerashada Mowduuca maanta waa Sida loo maareeyo Cudurada iyo...

Qaraxyo iyo Rasaas laga maqlayo Xarunta Gobolka Banaadir & dad laga soo badbaadiyay

0
Rasaas xoogan ayaa weli laga maqlayaa Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir, halkaas oo weerar qaraxyo ku billaawday ay ku qaadeen Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab. Wariyeyaasheena oo...

laftagareen oo cafis u fidiyay askartii ka qeyb qaadatay dagaalkii ka dhacay Baydhabo

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa cafis u fidiyey askartii u xirneyd ka qeybgalka shaqaaqadii bil kahor ka dhacday Magaalada...

Dhaq-dhaqaaqyo iska soo horjeedo oo ka socdo duleedka Magaalada Laascaanood

0
Wararka ka imaanaya gobolka Sool ayaa sheegaya in saaka dhaq-dhaqaaqyo iska soo horjeedo laga dareemayo duleedka magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Dhaq-dhaqaaqyadan ayaa waxaa...

Wasiir geeriyooday isagoo ka qeyb geli lahaa Kulankii Golaha Wasiirada

0
Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Gabon, Michael Moussa Adamo ayaa geeriyooday, xilli uu sugayey inuu ka qeyb galo Shirkii Golaha Wasiirada oo ka dhici...

Maxaa looga wada hadlay Kulanka Maanta ee Golaha Shacabka

0
Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta oo Sabti ah waxaa ay Xarunta Villa Hargeysa ku yeelanayaan mid kamid ah kulamadooda caadiga ah. Qoraal...

XULASHADA