Madaxweyne Xasan Sheekh oo daah-furay hindisaha Muqdishada cusub

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay MadashaHindisaha Horumarinta Muqdishada cusub iyo dhismaha Airporka cusub ee Magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir...

Soomaaliya oo ka laabanaysa go’aankii ciidamada Itoobiya uga saartay howlgalka cusub ee nabad ilaalinta

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa inay ka laabato go’aankii ay ciidamada Itoobiya uga saartay howlgalka cusub ee Midowga Afrika ee Soomaaliya 2025. Ciidamada Itoobiya...

Ka dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Wadaaga SOMA 19-12-2024

0
Ka Dhageyso Todobaad kasta Maalmaha Khamiista 2:30 PM iyo Axada 7:30 PM Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA,Waxaana idiin Baahiyey Radio...

Madaxweynaha Soomaaliya oo xaqiijiyay in Turkiga uu saldhig Dayax gacmeed ka dhisaayo Soomaaliya

0
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Turkiga uu ka dhisaayo Soomaaliya saldhig dayax gacmeed, taasoo sare u qaadaysa barnaamijka tijaabinta gantaallada riddada...

DFS oo dalka ku soo celisay in ka badan140 dhalin yaro Tahriibayaal ah

0
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta dalka dib ugu soo celisay 147 muwaadin oo si tahriib ah ku tagay dalka Libya, waxaana laga soo badbaadiyey xabsiyo...

Axmed Madoobe oo guddoomiye cusub u magacaabay Gobolka Gedo

0
Madaxweynaha maamulka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo wareegto soo saaray ayaa maamul cusub u magacaabay gobolka Gedo. Axmed Madoobe ayaa Maxamed Xuseen...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo sheegay in la gaaray xiligii dhagaxaanta laga qaadi lahaa Wadooyinka...

0
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre oo khudbad ka jeedinayay munaasabad uu xilka kula wareegayay Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ayaa sheegay in la...

Jubbaland oo eedeyn culus u jeedisay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud

0
Maamul goboleedka Jubbaland oo warsaxafadeed soo saaray ayaa mar kale eedeyn culus u jeediyay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, xilli ay weli halkeedii tahay xiisadda...

Howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya oo laga dhigay ilaa 2027

0
War saxaafadeed kasoo baxay Ururka Midowga Yurub ayaa waxaa shaaca looga qaaday in la kordhiyay howlgalladooda amniga iyo difaaca ee Soomaaliya illaa 28-ka Febraayo...

Madaxweynaha dalka Turkiga oo kusoo wajahan Soomaaliya

0
Madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan ayaa shaaciyay in horraanta sanadka soo socda uu booqasho ku imaan doono Soomaaliya iyo Itoobiya, kaddib heshiis lagu soo afjaray...

XULASHADA