Wasiir Xoosh oo kulamo ka wada Laascaanood

0
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya Xildhibaan Ali Yusuf Ali Xoosh ayaa kulamo ka wada Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, kaasi oo la...

Abaanduulihii ururka 64-aad oo ku geeriyooday qarax miino oo ka dhacay Afgooye

0
Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ayaa sheegaya in qarax miino uu saaka ka dhacay xero ciidan oo ku taala degmadaasi, waxaana ka dhashay khasaare...

Galmudug oo kala hadashay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya sidii ay maalgashi ugu sameeyn lahaayeen...

0
Madaxweyne ku-xigeenka dowlad-goboleedka Galmudug, Cali Daahir Ciid, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Safiirka dowladda Turkiga ee Soomaaliya, Alper Aktaş oo ay kawada hadleen...

RW Xamse”Federaalka looma keenin kala qeybin bulsho iyo faragelin shisheeye

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda  Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb galay Shir-Cilmiyeedka 3-aad ee Madasha Horumarinta Bariga Afrika, ayaa sheegay in Qaran-dhiska nuxurkiisu...

Dhexdhexaadintii Turkiga ee Soomaaliya iyo Itoobiya oo si aamusnaan ah usii burburaya

0
Dadaalkii Turkiga ee dhexdhexaadinta u dhexeysay Soomaaliya iyo Itoobiya, kaasoo la xiriiray is-afgaradkii muranka dhaliyay ee Itoobiya la gashay Somaliland, ayaa u muuqda mid...

Isimada dhaqanka Sanaag iyo Haylaan oo ka hadlay mowqifkooda ku aaddan arrimaha SSC Khaatumo

0
Isimada dhaqanka ee gobollada Sanaag iyo Haylaan, ayaa si wadajir ah u soo saaray war-saxaafadeed ay ku caddeynayaan mowqifkooda ku aaddan arrimaha siyaasadeed ee...

Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay xerada Kulliyada Jaalle Siyaad ee Muqdisho

0
Qaraxaan ismiidaaminta ah oo daqiiqado  ka dhacay xerada ciidamada Kuliyadda Jaalle Siyaad ee magaalada Muqdisho ayaa lasoo warinaya inuu geystay khasaare kala duwan oo...

Shir ka furmaya Laascaanood, wafdi heer sare ah oo kusii qulqulaya magaalada

0
Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa lagu wadaa in maalmaha soo socda uu ka dhaco shir ballaaran oo ay ka qayb galayaan madax...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo arrimo muhiim ah kala hadlay Al-Siisi

0
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay gaaray dalka Masar, halkaas oo uu maanta kulan la qaadanayo dhiggiisa Masar, C/fitaax Al-Siisi, si ay uga...

Dagaal culus oo ka socda degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan iyo nawaaxigeeda

0
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo saacado badan qaatay oo ka socda qeyba ka mid ah degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan,...

XULASHADA