Dowladda Soomaaliya oo walaac ka muujisay saamaynta ka dhalan karta hakinta Midowga Yurub ee...

0
Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA, Maxamuud Macalim Cabdulle, ayaa sheegay go'aanka Midowga Yurub uu ku hakiyay taageerada gargaarka Soomaaliya uu uga...

Somaliland oo diiday inay wada-hadal la gasho dowladda Soomaaliya

0
Somaliland ayaa mar kale ku gacan sayrtay inay dowladda Federaalka Soomaaliya la gasho wada-hadallo ku saabsan in labada dhinac ay dib u midoobaan. Arrintan ayaa...

(SAWIRRO)Gargaar Raashin ah oo degmada Baardheere laga qeybiyey

0
Degmada  Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa Maanta waxaa laga Qeybiyey Gargaar Raashin ah oo Xarunta gargaarka iyo hawlaha bani aadinimada ee Boqor Salmaan ee Sucuudiga,waxaana...

Ka; dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Todobaadlaha ee Badqabka Cunnooyinka iyo Nafaqada Wanaagsan

0
Barnaamijkan oo ah kii 53aad dhageystayaal ku soo dhawaada  Baraanmijka Todobaadlaha ee Badqabka Cunnooyinka iyo Nafaqada,Diyaarinta Cuntada iyo Keydinteeda,Mowduuca maanta ayaa ah nadaafada Qofka...

IMF oo shaacisay in Soomaaliya ay horumar ka sameysay sharuudihii ugu dambeeyay ee dayn...

0
Dowladda federaalka Soomaaliya iyo hay’adda lacagta adduunka ee IMF ayaa gaaray heshiis ku saabsan dib u eegista lixaad ee qaabeynta barnaamijka dayn cafinta Soomaaliya. Hay’adda...

Qarax Ismiidaamin ah oo goordhaw ka dhacay gudaha magaalada Baledweyne

0
Qarax aad u xoogan ayaa goordhaw ka dhacay magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, kaasoo jugtiisa laga maqlay guud ahaan Xaafadaha Baledweyne. Qaraxa oo ahaa...

In ka badan 200 Qoys oo uu saameeyay Roobab ka da’ay gobolka Jubada Hoose

0
Qoysaska barakacayaasha ah  ee degan waqooyiga Magaalada Kismaayo waxaa saameeyay Roobab Xooganaa ee Saacadihii lasoo dhaafay ka da’ayay Kismaayo iyo Nawaaxigeeda. Deegaanka Buula Bartire ee...

Ra’iisal Wasaare Xamse oo khudbad ka jeedinaya kulanka Guud ee QM

0
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta Khudbad ka jeedinaya   kulanka Guud ee Qaramadaa Midoobay oo ka socda Magaalada Newyorka ee...

Raysal wasaare Xamse oo ka hadlay khilaafka ka dhaxeeya dowladda Fedaraalka iyo madaxweynaha Puntland

0
Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa markale ka hadlay khilaafka ka dhaxeeya dowladda fedaraalka iyo madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni,...

Khilaafkii u dhaxeeyay madaxweynaha maamulka Galmudug iyo ku xigeenkiisa oo xal laga gaaray

0
Khilaaf siyaasadeedkii ugu dhaxeeyay madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor iyo ku xigeenkiisa Cali Daahir Ciid ayaa ugu dambeyn xal laga gaaray. Madaxweyne...

XULASHADA