Wafdi ka socda Dalka Cuman oo maanta soo gaaray Muqdisho

0
Wasiirka Gaadiidka, Isgaarsiinta iyo Tiknoolojiyadda ee dalka Cuman Eng Saciid Binu Xaamud ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho. Wafdiga ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Aadan...

Dowladda Fedaraalka oo ka hadashay duqeymo culus oo diyaaradaha Mareykanka ka fuliyeen gobolka Hiiraan

0
Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa faahfaahin dheeraad ka bixisay duqeymo cuĺus oo ciidanka xoogga dalka iyo kuwa dowladda Mareykanka ka fuliyeen nawaaxiga degmada...

Jubaland oo gogol nabadeed kala dhex dhigtay 3 beel oo ku dagaalantay Degmada Luuq

0
Wararka ka imaanaya magaalada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee Dowladda Jubaland, Maxamuud Sayid Aadan, uu soo gabagabeeyay...

Xiisada ka taagan Shabeellaha Dhexe ka dib weeraro ka dhacay

0
Ciidamada Dowladda ayaa isku dayaya inay si buuxda u sugayaan amniga illaalix deegaan oo shalay soo weerartay Al-Shabaab, kuwaasoo ku yaalla Shabeellaha Dhexe. War kasoo...

Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya oo kala hadlay Madaxweynaha Koonfur Galbeed in la qabto doorasho...

0
Ambassador Richard H. Riley safiirka Mareykanka ee Soomaaliya ayaa kala hadlay Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Cabdicasiis Laftagareen xaaladda Siyaasadda guud ee Soomaaliya...

Dowladda Fedaraalka oo shaacisay in madaxweynaha Puntland uu diidan yahay in dowladda ka caawiso...

0
Wasiirka arrimaha Dibadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa shaaca ka qaaday in madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni uu diiday kaalmada dowladda...

Wararkii ugu danbeeyey dagaallada ka socda Sh/dhexe iyo saraakiil dhaawac ah

0
Wararkii ugu danbeeyey ee weerradii saaka Alshabaab ku qadeen degmooyin iyo degaanno ka tirsan Shabeelada dhexe ayaa sheegaya in weli dagaalka uu ka soconayo...

Ka dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Wadaaga SOMA 20-2-2025

0
K a Dhageyso Todobaad kasta Maalmaha Khamiista 2:30 PM iyo Axada 7:30 PM Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA,Waxaana idiin Baahiyey...

Magaalada Hargeysa oo laga joojiyay cawaysyada iyo bandhig-faneedyada

0
Maamulka Gobolka Maroodi Jeex ee Somaliland ayaa gabi ahaanba mamnuucay in magaalada Hargeysa iyo degmooyinka ku xeeran lagu qabto wax bandhig-faneed ah. Warqad kasoo baxday...

Soomaaliya oo noqoneysa hogaanka Madasha iskaashiga Dalalka Geeska Afrika

0
Shirkii madasha Iskaashiga ee dalalka Geeska Afrika oo maalmihii lasoo dhaafay ka socday dalka Itoobiya ayaa waxaa Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Biixi Imaan Cige...

XULASHADA