Jubbaland oo soo dhoweysay wadahadalka uu ku baaqay madaxweyne Xasan Sheikh iyo Puntland oo...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa si diiran u soo dhoweeyay baaqii ka soo baxay Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud,...
Somaliland oo sheegtay in Puntland ay ku lug leedahay budhcad-badeedda iyo kooxaha xagjirka ah
Xukuumadda Somaliland, oo iska difaacday eeddo ay Puntland ku sheegtay in uu xidhiidh ka dhexeeyo kooxaha xagjirka ah, ayaa sheegtay in argagixisadu aanay Somaliland...
Madaxweyne Xasan Sheikh oo gogol u fidiyay siyaasiyiinta iyo dadka ka aragtida duwan
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gogol u fidiyay siyaasiyiinta iyo dadka aragtida duwan, isagoo ku booriyay in ay kaalin weyn ka...
Madaxweynaha Soomaaliya oo Maraykanka u Bandhigay inuu Berbera iyo Boosaaso ka dhisto Saldhigyo militeri...
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa u diray warqad dhigiisa Maraykanka, Donald Trump, taasoo uu ku caddeeyay in Soomaaliya diyaar u tahay inay Maraykanka siiso...
Somaliland oo ka jawaabtay dekedaha la sheegay in Soomaaliya ay siinayso Maraykanka
Xukuumadda Somaliland ayaa warka ay qortay jariidadda Semafor, ee sheegaya in Soomaaliya ay dekedda Berbera ugu yaboohday Maraykanka, ku tilmaantay naf-lacaarinimo.
Wasiirka Arrimaha Dibedda ee...
Fahad Yaasiin “Mudane Madaxweyne, isku dhex yaaca ka hor, dadka la tasho”
Agaasimihii hore ee Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud inuu la...
Somaliland oo sheegtay in aqoonsiga ay Kenya siisay Kosovo uu dhiirrigelinayo in ay aqoonsi...
Xukuumadda Somaliland ayaa soo dhaweysay aqoonsiga ay Kenya siisay dowladda Kosovo oo ka go’day Serbiya, iyada oo sheegtay in tallaabada ay Kenya qaaday ay...
Puntland oo shaacisay maydad iyo hub laga helay saldhig Daacish ku sugnayd oo Maraykanku...
Ciidamada Ammaanka Puntland ayaa ka helay maydad hor leh, hub kala duwan, iyo kayd raashin ah saldhig ay Daacish ku sugnayd, halkaas oo uu...
Sirdoonka Mareykanka oo Xafiis ka furtay Boosaaso iyo taageero caalami ah oo ay heshay...
Sida ay daabacday shabakadda xogaha sirdoon soo bandhigta ee Africa Intelligence oo fadhigeedu yahay dalka Faransiiska, Hay’adda sirdoonka Mareykanka ee CIA-da ayaa xafiiskii u...
Madaxweynaha Soomaaliya oo safar shaqo ugu ambabaxay dalka Turkiga
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo ugu ambabaxay dalka Turkiga, kadib casuumaad uu ka helay dhiggiisa Madaxwaynaha Turkiga...


















