Madaxweyne Deni: Daasaan waxay ahayd saldhigga ay Daacish ka abaabuli jirtay weerarada ay ka...
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa sheegay in xog ay heleen dowlad shisheeye ay daaha ka rogtay in deegaanka Daasaan, oo dhawaan laga saaray...
Xildhibaan Cali Saciid Fiqi oo mar kale loo doortay guddoomiyaha Baarlamaanka Koofur Galbeed
Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Koofur Galbeed ayaa maanta Gudoomiyaha Baarlamaanka u doortay Cali Saciid Fiqi, oo hadda ka mid ahaa xildhibaanada golaha shacabka ee Baarlamaanka...
Warmurtiyeed ka soo baxay shirka Muqdisho ay ku yeesheen MW Xasan Sheekh iyo RW...
Dowladda Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa ku heshiiyey inay sii xoojiyaan xiriirkooda, ayna yeeshaan iskaashidhinacyada; Amniga, dhaqaalaha & mashaariicda kaabayaasha dhaqaalaha, kadib shir ay Muqdisho...
Wararkii ugu dambeeyay dagaal culus oo ka dhacay gudaha Balcad
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar culus oo kooxda Al-shabaab aroornimadii hore ee saakay ku qaaday degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe.
Weerarka ayaa...
Raysal wasaaraha dalka Itoobiya iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo goordhaw soo gaaray Muqdisho
Raysal wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed iyo wafdi balaaran oo uu hoggaaminayo ayaa goordhow si weyn loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee...
Dagaal Xoogan oo Maanta ka dhacay Duleedka Degmada Luuq ee Gobolka Gedo
Wararka ka imaanaya degmada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in dagaal xoog leh uu saakay ka dhacay duleedka magaalada ,kaasi oo u dhaxeeya...
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, oo Beri ku soo wajahan Muqdisho
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa lagu wadaa inuu booqdo caasimadda Soomaaliya, Muqdisho, maalinta berrito, Khamiista, 27-ka Febraayo, 2025.
Booqashadan ayaa qayb ka ah dadaallada...
Ciidamada Puntland oo dagaal la’aan kula wareegay tuulada Dhasan oo ah meelihii ugu dambeeya...
Ciidamada amniga Puntland ayaa ku guulaystay inay gudaha ugu galaan tuulada Dhasaan ee gobolka Bari, iyagoo aan la kulmin wax iska caabin ah, sida...
Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo shaaciyay inay qabteen Mooshin ay soo gudbiyeen Xildhibaanada ka tirsan...
Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadam Maxamed Nuur Madoobe ayaa maanta waxa uu ka dhawaajiyay inay jirto mooshin ay lasoo wadaageen qaar...
Diyaarad ciidan oo laga leeyahay Kenya oo ku dhacday Jubbada Dhexe.
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya in diyaarad ay leedahay dowladda Kenya oo xalay ku dhacday inta u dhexeysa Kuunya-baroow iyo Jammaame oo...


















