Booliska Maamulka Waqooyi Bari oo qabtay Nin ku eedeysan kufsi uu ka geystay Laascaanood.
War rasmi ah oo kasoo baxay Ciidanka Booliska Maamulka Waqooyi Bari ayaa lagu sheegay in ciidanka Booliska ee degmada Laascaanood ay xalay, abaaro 1:30...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo ku wajahan dalka Jabuuti
Waxaa la filayaa in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, uu saacadaha soo socda gaaro magaalada Jabuuti, si uu uga qeyb galo munaasabadda...
Faahfaahino kasoo baxaya dagaal Xalay ka dhacay degmada Kaxda magaalada Muqdisho
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar Xalay xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab ku qaadeen fariisin ciidanka dowladda ku leeyihiin degmada Kaxda ee magaalada...
5,435 muhaajiriin Soomaali ah oo sanadkan tahriib ku galay qaaradda Yurub
Warbixin cusub oo ay soo saartay hay’adda lagu magacaabo DTM (Displacement Tracking Matrix) ayaa muujisay in inta u dhaxaysay Janaayo ilaa Agoosto 2025, ay...
Soomaaliya iyo Rwanda oo maanta kala saxiixday heshiis iskaashi oo muhiim ah
Wasiiradda arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee dowladaha Soomaaliya iyo Rwanda Cabdisalaan Cabdi Cali iyo Amb. Olivier Jean Patrick Nduhungirehe ayaa heshiis muhiim...
Ra’iisul Wasaare Xamse oo u Magacaabay Prof. Saalim Caliyow Ibroow Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u magacaabay Prof. Saalim Caliyow Ibroow inuu noqdo Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha...
Maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab oo xalay lagu dilay deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan.
Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgal qorsheysan oo xalay lagu dilay dagaalameyaal ka tirsan Maleeshiyaadka Al-shabaab, kuwaasi oo ku sugnaa deegaanka Goobo...
Masar iyo hay’adda laanqeeyrta cas oo ku biiray baadigoobka meydadka Qaza
Kooxo ka socda Masar iyo hay’adda Laanqeyrta Cas ee Caalamiga ah (ICRC) ayaa loo oggolaaday inay raadiyaan meydadka la haystayaashii la qafaashay intii lagu...
Madaxweyne Deni oo wajahaya culeys Siyaasadeed oo ka imaanaya Mucaaradka iyo Isimada Dhaqanka
Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa wajahaya culeys siyaasadeed oo sii xoogeysanaya, kadib markii isimada dhaqanka iyo xisbiyada mucaaradka qaarkood ay si rasmi...
Trump “waa joojinay colaaddii xaduuda ee u dhaxaysay Cambodia iyo Thailand
Madaxweyne Trump ayaa sheegay inay jireen “wicitaano telefoon oo dhexmaray afartooda” ka dib “dhiigii daatay” ee ka dhashay dagaalkii dhexmaray Thailand iyo Cambodia bishii...


















