TPLF oo ka digtay dagaal ba’an oo ay mar kale la galaan dawladda Itoobiya

0
Jabhadda Xoreynta Shacabka Tigray (TPLF) ayaa soo saartay bayaan ay ku cambaareyneyso hadalkii Raysalwasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed uu toddobaadkan bilowgiisii ka sheegay Baarlamaanka Federaalka...

Samia Suluhu Hassan oo ku guuleysatay iney noqoto madaxweynaha dalka Tanzania

0
Guddiga doorashooyinka dalka Tanzania ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay natiijada doorashadii maalmo ka hor ka dhacday dalkaas iney ku guuleysatay Samia Suluhu Hassan. Samia...

Switzerland oo qorsheyneysa duulimaad qarsoodi ah oo lagu celinayo muwaadiniin Soomaaliyeed

0
Switzerland ayaa qorsheyneysa inay si qarsoodi ah ugu celiso Muqdisho dhowr muwaadiniin Soomaaliyeed, iyadoo sameynaysa duulimaad qarsoodi ah. Weli lama oga kaalinta ay dowladdu...

Puntland oo lagu eedeeyay in garoomadeeda lagu adeegsaday duulimaadyo hub lagu geeyo Suudaan

0
Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cabdisiciid Muuse Cali, ayaa ku eedeeyay maamulka Puntland in garoonka diyaaradaha ee Boosaaso uu noqday meel hakad ku...

Golaha wasiirada oo meelmariyay xeerka Qoondada Miisaaniyada 2026 iyo heshiisyo cusub

0
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya oo yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa cod aqlabiyad leh ku meel mariyey Xeerka Qoondada Miisaaniyadda 2026 iyo Heshiis Is-afgarad oo...

Qaramada Midoobay oo cambaareysay waxa ka socda Sudan

0
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay iyo madaxa Ururka Caafimaadka Adduunka ayaa cambaareeyay wararka sheegaya dilalka loo geystay bukaanada iyo shaqaalaha caafimaadka. Bayaan uu soo saaray...

Ka dhageyso Radio Markabley Tartan Aqooneedka Dugsiyada Waxbarashada HIRDA-Baardheere

0
Ku Soo dhowaada dhageystayaal Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Waxbarashada HIRDA Maalin kasta oo Khamiis ah aad ugu barateen inaad kala socotaan Radio Markabley 2;30...

Golaha wasiirada oo meelmariyay xeerka Qoondada Miisaaniyada 2026 iyo heshiisyo cusub

0
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya oo yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa cod aqlabiyad leh ku meel mariyey Xeerka Qoondada Miisaaniyadda 2026 iyo Heshiis Is-afgarad oo...

UK oo digniin u dirtay maraakiibta ganacsi ee adeegsata biyaha u dhow Xeebaha Soomaaliya

0
Hay’adda UK Maritime Trade Operations (UKMTO) ayaa digniin adag u dirtay maraakiibta ganacsiga ee isticmaala marin-biyoodka u dhow xeebaha Soomaaliya, kaddib markii lagu arkay...

Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ismaaciil Cumar Geelle oo Ubax Dhigay Halkii Lagu Aas-aasay Dowladnimada Soomaaliya

0
Dowladda Jabuuti ayaa maanta oo Khamiis ah qabatay munaasabad ballaaran oo lagu xusayay 25 guuradii Shirkii Nabadda ee Carta, shir taariikhi ah oo sanadkii...

XULASHADA