Soomaaliya oo Itoobiya door weyn ka siinaysa howlgalka AUSSOM, halka doorka Masar hoos loo...
Itoobiya ayaa lagu wadaa inay door muhiim ah ka ciyaarto howlgalka cusub ee Taageerada iyo Xasillinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), sida lagu sheegay...
Diyaarad Qaramada Midoobay leedahay oo goordhaw Shil ku gashay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde
Waxaa goordhaw garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho shil ku gashay diyaarad la sheegay iney leedahay Qaramada Midoobay, xili ay dooneysay iney caga...
Midowga Afrika oo guddiga dhex dhexaadin ah u diraya Koofurta Sudan
Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika H.E. Maxamuud Cali Yuusuf ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee ka soo cusboonaatay Koofurta Suudaan iyo rabshadihii dhawaan ka dhacay...
Siyaasiyiinta Mucaaradka Koonfur Galbeed ee Maanshiil oo soo dhoweeyay wada tashiga nabadeed ee uu...
Siyaasiyiinta Mucaaradka ee Koonfur Galbeed kasoo jeeda ee ku bahoobay ururka Maanshiil ayaa soo dhoweeyay wada tashiga nabadeed ee maalmo ka hor uu ku...
Soomaaliland oo ka hortimid qorshaha MW Xasan Sheekh uu Mareykanka ku siinayo Dekad iyo...
War qoraal ah oo uu ku baahiyay Bartiisa X ee loo aqoon jiray Twitter Afhayeenka madaxweynaha Somaliland Xuseen Aadan Cige (Deyr), ayaa ka horyimid...
Golaha Warbaahinta Madaxa banaan wuxuu soo dhaweynayaa Gogosha uu Madaxweynaha u fidiyey Ururada bulshadda...
Golaha Warbaahinta Madaxa-banaan ayaa soo saarey war-saxaafadeed uu ku soo dhaweynayo gogosha uu Madaxweynaha dalka Xasan Sheekh u fidiyey Ururada bulshadda iyo Siyaasiyiinta.
Qaar ka mid ah dadka ku nool Magaalooyinka dalka oo ay maanta u tahay...
Iyadoo maalintii shalay aheyd laga ciiday inta badan dunida Islaamka ah iyo deegaanada Soomaalida intooda badan ayaa hadana maanta waxaa jira dad Soomaali ah...
Alshabaab oo joojiyay dhoollatuskoodii ciidan ee lagu yaqaanay maalinta Ciidda
Kooxda Al-Shabaab ayaa joojisay dhoollatuskii ay ciidan ahaan u sameyn jireen maalinta Ciidda, taasoo ay hore ugu muujin jireen awoodda ciidan iyo hubka ay...
Jubbaland oo soo dhoweysay wadahadalka uu ku baaqay madaxweyne Xasan Sheikh iyo Puntland oo...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa si diiran u soo dhoweeyay baaqii ka soo baxay Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud,...
Somaliland oo sheegtay in Puntland ay ku lug leedahay budhcad-badeedda iyo kooxaha xagjirka ah
Xukuumadda Somaliland, oo iska difaacday eeddo ay Puntland ku sheegtay in uu xidhiidh ka dhexeeyo kooxaha xagjirka ah, ayaa sheegtay in argagixisadu aanay Somaliland...


















