Puntland oo war ka soo saartay duqeyn ay Mareykanka ka fuliyeen Buuraha Calimiskaad ee...

0
Maamulka Puntland ayaa War ka soo saartay howlgal culus oo cir iyo dhul isku jiray, oo ay ciidamada Maraykanka ka fuliyeen Togga Baalade ee...

Madaxweyne Firdhiye oo soo magacaabay golihiisa wasiirrada oo ka kooban 21 xubnood

0
Madaxweynaha maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya, Cabdiqaadir Axmed Cali (Firdhiye), ayaa magacaabay Golihiisa Wasiirrada oo ka kooban 21 xubnood, sida lagu sheegay wareegto kasoo baxday...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay in doonista Itoobiya ee marin-badeed ku ay tahay sax...

0
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay inĀ  codsiga Itoobiya ee ku saabsan helitaanka marin badeed uu saxyahay, isla markaana aan loo baahnayn in...

Puntland oo wada qorshe cusub oo ay ku xoojineyso amniga magaalada Garoowe

0
Maamulka Puntland ayaa ku dhawaaqay qorshe cusub oo lagu adkeynayo ammaanka magaalada Garoowe, kaddib markii maalmihii ugu dambeeyay falal amni darro ay kusoo badanayeen...

Maxkamada ciidamada oo sii daysay askar ku eedeysneed inay saxiixeen qaliin aysan xaq u...

0
Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada ayaa maanta siiyay xoriyadooda Dable Xoogga Maxamed Muxudiin Cali iyo Dable Xoogga Cabdisalaan Xuseen Maxamed. Maxamed iyo Cabdisalaan ayaa lagu...

Puntland oo Amar ku Bixisay in la Soo Celiyo Hubkii Markabka SEA WORLD

0
Puntland ayaa amar ku bixisay in dib loo celiyo hub fudud oo laga dejiyey markab laga leeyahay Comoros, kaasi oo lagu qabtay degmada Bareeda...

Maxaa looga hadlayaa Kulanka Golaha shacabka ee maanta dib u furmaya?.

0
Waxaa maanta si rasmi ah dib ugu furmaya kulanka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaddib hakad kooban oo uu galay kalfadhiga. Sida ku cad...

Madaxweyne ku xigeenka Puntland: “Yaan laga bixin madax furasho dadka tahriibka gala”

0
Puntland ayaa ka digtay tahriibka ee sii kordhaya, iyada oo sheegtay in aan wax madax furasho ah laga bixin doonin qof kasta oo naftiisa...

Farmaajo Oo Shacabka Ugu Hambalyeeyay Ciidda

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidul Adxaa. Madaxweyne Farmaajo waxa uu Alle uga baryey...

Xukun lagu riday rag ku eedeysan tashkiilinta iyo marin habaabinta Argagixisada

0
Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta xukunno kala duwan ku ridday laba eedeysane oo lagu helay inay ku lug lahaayeen falal...

XULASHADA