Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ku CasuumaY Yoweri Museveni Magaalada Muqdisho

0
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa casuumaad rasmi ah u fidiyay dhiggiisa Uganda, Yoweri Museveni, inuu booqdo caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Casuumaadda ayaa ka dambeysay...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo xaqiijiyay inuu booqanayo magaalada Laascanood

0
Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta si rasmi ah u xaqiijiyay inuu booqan doono magaalada Laascanood ee gobolka Sool kadib markii maalmahaan...

Faahfaahino kasoo baxaya Madaafiic lagu garaacay agagaarka garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho

0
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya tiro hoobiyaal ah oo saakay aroornimadii hore lagu garaacay agagaarka garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho iyo...

Farmaajo “Xariga guddoomiyaha Urur siyaasadeedka Shacabka waa mid muujinaya jihada siyaasadeed ee uu qaatay...

0
Madaxweynahii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si adag u cambaareeyay xariga magaalada Muqdisho ugu geysteen laamaha amaanka dowladda Federaalka guddoomiyaha Urur siyaasadeedka...

SSC Khaatumo oo xaqiijisay in Raysal wasaare Xamse uu booqasho ku tagayo Laascaanood

0
Maamulka ku meel gaarka ah ee SSC Khaatumo ayaa shaaciyay in Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre uu booqasho rasmi ah ku...

DEG DEG:-Taliyihii Guutada 14 October oo lagu dilay G/Sh/Hoose.

0
Allaah u naxriistee Taliyihii Guutada 14 October Nuur Maxamed Gaabow ( Nuur Furey) ayaa maanta lagu dilay duleedka degmada Afgooye ee gobolka shabeelada Hoose. Nin...

Madaxtooyada Soomaaliya oo war ka soo saartay shirkii u dhexeeyay MW Xasan Sheekh iyo...

0
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shir-guddoomiyay kulan ay isugu yimaadeen hogaamiyeyaasha dowlad goboleedyada Koofurgalbeed, Hirshabeelle iyo Galmudug, kaas oo...

MW Jubbaland Axmed Madoobe oo gaaray dalka Kenya,

0
MW Jubbaland Axmed Madoobe ayaa gaaray dalka Kenya, isagoo halkaas kulamo kula leh masuuliyiinta Beesha Caalamka oo ay kawada hadlayaan arrimaha Soomaaliya. Sidaas oo kale...

Banaanbax looga soo horjeedo Xayiraada Diyaaradaha oo ka dhacay Degmada Dolow

0
Bananbax looga soo horjeedo xayiraada garoonka diyaaradaha Degmada Doolow oo Dowladda Federaalka u xiran mudo affar (4) bilood ah ayaa ka dhacay saaka degmada...

MW Xasan Sheekh oo kulan la qaadanaya qaar ka mid ah madaxda dowlad goboleedyada

0
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan isugu yeeray madaxweynayaasha maamulada Koofur Galbeed, Galmudug iyo Hirshabeele. Kulankan oo ah qado ayaa madaxweynaha waxaa uu...

XULASHADA