Wafdi hor u dhac u ah RW Xamsa oo gaaray Magaalada Laascaanood
Wararkii ugu danbeeyay ee Khaatumo ayaa sheegaya inay magaalada Laascaanood ay gaareen ciidamada ilaalada Ra’iisal wasaare Xamse Cabdi Barre iyo wafdi hordhac ah, iyadoo...
Dowladda Soomaaliya oo ka qeybgashay Shir Caalami ah oo ka furmay Kuwait
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ku sugan magaalada Kuwait City ayaa maanta ka qeyb galay...
Somaliland oo Maraykanka kala hadashay in la baajiyo safarka Raysal Wasaaraha Soomaaliya ku tagayo...
Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in ay Maraykanka kala hadashay sidii loo joojin lahaa safarka u qorsheysan Raysal Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, in uu...
Golaha Ammaanka oo ka doodaya kala qaybsanaanta siyaasadeed ee Soomaaliya iyo saameynta Al-Shabaab
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa inuu bishan Abriil yeesho kulan gaar ah si uu uga doodo xaaladda Soomaaliya, iyadoo James Swan,...
DF iyo Q.M oo laga dalbaday in baaritaan ay ku sameeyaan Geerida Janankii lagu...
Kadib geerida Gen Sheegow Axmed Cali ayaa waxaa isa soo taraya baaqa loo jeediyo dowladda Soomaaliya, kaasi oo ku aadan in ay baaritaan ku...
Qoyska Jeneraal Sheegow Axmed Cali iyo xildhibaanada Jareerweyne oo beeniyay in Jananka la sumeeyay
Xildhibaanada dowladda Federaalka Soomaaliya ee kasoo jeeda beesha Jareerweyne iyo qoyska uu ka dhashay Allaha u naxariistee Jeneraal Sheegow Axmed Cali ayaa si adag...
AFRICOM: Soomaaliya waxay noqotay xarunta hoggaaminta howlaha caalamiga ah ee Daacish
Jeneraal Michael E. Langley, oo ah taliyaha Taliska Ciidamada Maraykanka ee Afrika (AFRICOM), ayaa sheegay in kooxda ISIS (Daacish) ay xarunta hoggaaminta howlaha caalamiga...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ku CasuumaY Yoweri Museveni Magaalada Muqdisho
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa casuumaad rasmi ah u fidiyay dhiggiisa Uganda, Yoweri Museveni, inuu booqdo caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Casuumaadda ayaa ka dambeysay...
Ra’iisul Wasaare Xamse oo xaqiijiyay inuu booqanayo magaalada Laascanood
Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta si rasmi ah u xaqiijiyay inuu booqan doono magaalada Laascanood ee gobolka Sool kadib markii maalmahaan...


















